Wararka

Daawo Madaxweyne Trump oo Dowladda Qatar ku eedeeyay iney lacag siiso argagixisadda Somalia

0 Visits: 0 | Sunday April 19, 2020 - 08:43:31
Madaxweynaha Mareykanka oo shaaciyay iney Qatar maalgeliso argagixisadda Al Shabaab

Read More »

Wax ka ogoow Aas Aaskii Dunida ee todobada Ayaamood iyo Maalintii ruuxda lagu afuufay Nabbi Adam CS ?

0 Visits: 2371 | Friday April 17, 2020 - 17:15:53
Awoodda Alle SWT . Waxaa sugnaatay in:- 1-Maalin Sabti ah la goglay todobadda Arlo ee dhulka. 2- In Maalin Axad ah la taagay todobadda Sammo ee Cirka. 3- In Maalin Isniina Buuraha la saaray dhulka. 4- In Maalin Talaado ah la sameeyay waxkasta oo wax dhiba. 5- In Maalin Arbaco ah Nuurka dunida la daalacay,…

Read More »

Daawo Farmaajo oo xasuuqay Beeraleey u dhashay Murusade iyo Habargidir kadibna gubay beerahoodii

0 Visits: 0 | Friday April 17, 2020 - 10:08:08
Daawo Farmaajo oo xasuuqay Beeraleey u dhashay Murusade iyo Habargidir kadibna gubay beerahoodii

Read More »

[Daawo] Sababta Soomaalidda oo lagu abuuraayo Itoobiyaan Jaceylka?

0 Visits: 1 | Thursday April 16, 2020 - 12:22:39
hareed

Read More »

Topnews:-Farmaajo iyo Kheyre oo QOOR QOOR ku qasbay inuu Wasiirka Cadaalada ka dhigo Axmed Cali Dahir - Xeer ilaaliyahii Musuqmaasuqa badnaa ?

0 Visits: 3774 | Wednesday April 15, 2020 - 03:30:12
Waagacusub.com - Farmaajo iyo Kheyre ayaa Axmed Qoor Qoor u gudbiyay liis ay ku qoran yihiin shaqsiyaad lagu amray inuu ka dhigo Wasiiradda Maamulkiisa Dhuusamareeb.

Read More »

[Topnews:-] Madaxweynaha Eretria oo ka Aargoosanaya Madaxweyneyaashii hore Somalia?

1 Visits: 4941 | Wednesday April 15, 2020 - 01:57:39
Madaxweynaha Eretria Isaias Afwerki oo garab ka helaya Dowladaha Iiraan iyo Qatar ayaa ku hoowlan sidii loo khaarijin lahaay ama saaxadda Siyaasadda looga saari lahaay Madaxweyneyaashii Somalia Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh oo godob siyaasadeed ka galay. sida ay Waagacusub u sheegeen ila wareedyo…

Read More »

Galmudug: Sharcidaro dhac iyo dil loo tanaasulay Waxaa qoray Khalif Mohamed Duale oo ka mida Xeeldheerayaasha

1 Visits: 2023 | Tuesday April 14, 2020 - 16:29:24
LAAB-LAKACA IYO FUDAYDKA WAA CALAAMADAHA LAGU GARTO SIYAASIGA AAN BISLAYN. Galmudug iyo shacabkeeda in loo horseedo horumar iyo maamul wanaag lagu samata-bixi karo dadkeeda dhibaataysan, waa lama hurraan iyo waajib saaran qof kasta ee ka soo jeeda Galmudug.

Read More »

Topnews:- Qoor Qoor oo si xun u galay Abtigiis Furux - Ninkii badbaadiyay dekadda Muqdisho ?

1 Visits: 3232 | Tuesday April 14, 2020 - 16:15:01
Waagacusub.com - Maxamed Jamac Furux oo u adkeeysan waayay musuqmaasuqii ka socday Dekadda Muqdisho xilligii Shariif Sheekh Axmed ayaa joojiyay shaqadii Dekadda Muqdisho kadibna waxaa Idaacadda Shabelle ka hadlay Axmed Qoor qoor oo yiri " Waxba ma xiri karo Furux,shaqadana waa socotaa" Farmaajo…

Read More »

[Daawo] Qeybtii 5 ee taxanaha Aas-aaska Ururka Al-Shabab

0 Visits: 0 | Monday April 13, 2020 - 19:39:07
hared

Read More »

DAAWO Wasiir Maareeye dalabkiisii gabadh hubqaad iyo kubab leh , maxaa ka raacay fadeexada ruxday SNTV

0 Visits: 0 | Monday April 13, 2020 - 11:48:25
DAAWO Wasiir Maareeye dalabkiisii gabadh hubqaad iyo kubab leh , maxaa ka raacay fadeexada ruxday SNTV

Read More »

Daawo ilaaladda Hormuud Telecom oo Daarusalaam ku dilay Wiil Jareera oo caday wareejiya iyo dhul boobkooda oo heerkii ugu xumaay gaaray

0 Visits: 0 | Monday April 13, 2020 - 10:19:42
Daawo ilaaladda Hormuud Telecom oo Daarusalaam ku dilay Wiil Jareera oo caday wareejiya iyo dhul boobkooda oo heerkii ugu xumaay gaaray

Read More »

Yusuf Kulmiye "Waxaan Marqaati ka ahay inta aan noolahay in Hotelada Baariyow One iyo Two uu leeyahay Cabduqaadir Baariyow"

0 Visits: 2068 | Monday April 13, 2020 - 05:32:00
Wariyaha weyn Amiin Yusuf Khasaaro ayaa Wareeystay Ninkii qabay Gudoomiye ku xigeenka bankiga dhexe ee Somalia Maryan Macalin. Ninkaan oo ka mid ahaay dadkii lacagta deynta ku lahaay Cabdi Warsame Isaaq ayaa si geesinimo leh uga hadlay in la dhacay Guryaha Cabduqadir Baariyow isagoo beeniyay inuu haba…

Read More »

Akhri turjumid Kiiskii dacwadda dukumiintigii been abuurka ee Nairobi ay ka sameeysteen Axmednur Jimcale iyo Maryan Macalin si ay u dhacaan labadiisa Hotel

0 Visits: 1811 | Monday April 13, 2020 - 04:16:32
Waagacusub.com - Dukumiintiga halkaan ku lifaaqan waa baaristii la turjumay , wuxuu cadeeynayaa dukumiintigii been abuurka ahaay ee Maryan Macalin, AxmedNur Cali Jimcale iyo Maxamed Amiin Sheekh Xuseen ka sameeysteen Nairobi si ay u dhacaan Labada Hotel ee Cabdiraxman Baariyow ku leeyahay degmooyinka…

Read More »

DAAWO Fahad Yasin oo baxar ku galay hanjabaadiisii Wariyaha VOA Haaruun Macruuf

0 Visits: 0 | Monday April 13, 2020 - 03:48:28
DAAWO Fahad Yasin oo baxar ku galay hanjabaadiisii Wariyaha VOA Haaruun Macruuf

Read More »

Waagacusub TV
Loading...