Waagacusub TV

[Topnews:-] Tunisia oo mar labaad af Kaligii taliye gashay iyo Macalinkii ay doorteen oo noqday Farmaajaha Somalia ?

0 Visits: 2360 | Wednesday July 28, 2021 - 07:54:28
Halhays iyo Halis! Waagacusub.com - Wuxuu ahaa macallin dhiga sharciga; siyaasad kama soo dhex muuqan waqtigaas ka hor; wuxuu inta badan ku celcelin jiray halhaysyo u badan dhaleecaynta nidaamka Tunisia, ballan qaadyo in uu musuqa la dagaali doonno, dhaqaalahana kobcin doonno. Madaxweyne Kais Saied…

Read More »

[Muqdisho] "Caasimad ay ku amar taagleeyan Fahad Yasin, Khadiijo Diiriye, Farmaajo, Mahdi Guled, Dubbe , Xijaar iyo Beyle" ?

0 Visits: 3944 | Wednesday July 21, 2021 - 07:00:35
Waagacusub.com - Muqdisho iyo goboladda ku xeeran ee beelweynta Hawiye degaan markii laga qaaday shan iyo toban kun oo dhalinyara ah lagana iibshay Ethiopia kadib wuxuu xaalku gaaray in gabdhahii Hawiye laga afduubto guryahooda iyadoo aysan muuqan ficil dhaafsan cambaareeyn iyo hanjabaad.

Read More »

[Topnews:-] Ciidankii Badbaado Qaran oo Mushaarkii laga jaray beel gaar ah?

0 Visits: 3849 | Monday July 19, 2021 - 09:19:49
Waagacusub.com - Tobaneeyo kamid ah ciidamadii diidanaa muddo korarsiga ee ka dagaalamay aagga Barmuudo iyo KM4 ayey dowladda Farmaajo ka joojisay mushaarkii ay qaadan jireen. Ciidanka mushaaraadka laga joojiyay waxaa sidoo kale ku jira qaar ka tirsan ilaalada Janaraal Saadaq Joon, kuwa Janaraal Indhacade,…

Read More »

[DAAWO] sidii loo afduubay Ikran Tahliil iyo Ninkii afduubay By Dahir Alasow

0 Visits: 1 | Sunday July 18, 2021 - 09:30:54
Sidii loo afduubay Ikran Tahliil iyo Ninkii afduubay By Dahir Alasow

Read More »

[Topnews:-] Waa kuma Sarkaalka afduubtay Ikran Tahliil Muqdisho ?

0 Visits: 5251 | Sunday July 18, 2021 - 07:40:01
Waagacusub.com - Sarkaalka afduubay Aqoonyahanad Ikran Tahliil waxaa la yiraa Cabdiqani Dhiirane . waxaana loo yaqaan WADNA QABAD. Mr Wadna qabad wuxuu u dhashay beesha Hawiye gaar ahaan Murusade , Sabti, Abokar Codweyne, Maxaa Xasan. Cabdiqani dhiirane wuxuu ka tirsanaan jiray kooxda madax jibiska…

Read More »

Bankiga IBS Somalia oo %85 Al-qaeda leedahay lacagta lagu furay.

0 Visits: 3926 | Saturday July 17, 2021 - 04:58:23
Waagacusub.com - Saraakiil ka tirsan Amniyaat-ka Al-Shabaab oo badankood ka goostay kooxda argagixisadda ayaa ku xog waramay in lacagta lagu furay International Bank of Somalia IBS uu lahaay Xoghayahii Maaliyadda Argagixisadda Alqaeda Fazul Abdallah. Taliyahii hore ee Amniyaat-ka Al-Shabaab Zakariye…

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow oo shaaciyay Xildhibaanka cusub ee Odoow Sacad iyo Fariin Xildhibanada Hawiye

0 Visits: 0 | Sunday July 11, 2021 - 06:46:45
Dahir Alasow oo shaaciyay Xildhibaanka cusub ee Odoow Sacad iyo Fariin Xildhibanada Hawiye

Read More »

[DAAWO] Dowladaha Qatar iyo Emirate-ka iyo tirada Musharaxiinta ay lacagta siiyeen

0 Visits: 1 | Sunday July 11, 2021 - 06:41:54
Dowladaha Qatar iyo Emirate-ka iyo tirada Musharaxiinta ay lacagta siiyeen

Read More »

[DAAWO] TPLF Tigray oo soo bandhigtay Maxabiista Ciidankii Somalida ee Muqdisho laga qaaday

0 Visits: 0 | Sunday July 04, 2021 - 02:24:21
DAAWO TPLF Tigray oo soo bandhigtay Maxabiista Ciidankii Somalida ee Muqdisho laga qaaday

Read More »

[DAAWO] Ceebta hareeysay Farmaajo , loolanka doorashadda iyo wararka qubanaha Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Sunday July 04, 2021 - 02:17:45
DAAWO Ceebta hareeysay Farmaajo , loolanka doorashadda iyo wararka qubanaha Dahir Alasow

Read More »

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

0 Visits: 0 | Friday July 02, 2021 - 09:04:55
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ…

Read More »

[Daawo] Ra'isulwasaraha Ethiopia oo ku jabay dagaalkii Tigray uu la galay iyo Wararka Loolanka doorashadda Somalia

0 Visits: 0 | Friday July 02, 2021 - 06:08:57
1- Farmaajo oo ceeb iyo cambaareeyn kala kulmay xuska maalmaha xoriyadda. 2- Ra'isulwasaare Rooble oo loo aqoonsaday halyeeyga qarniga . 3- Culumadda iyo Waxgaradka Soomaaliyeed maxey uga aamusan yihiin dhalinyaradda kumanaanka kun ee waalidkood u ooynayaan in loo sheego ubadkooda nolol iyo geeri.…

Read More »

[Daawo -Akhri ] qubanaha Dahir Alasow, Loolanka doorashadda iyo warar xasaasiya

0 Visits: 1900 | Friday July 02, 2021 - 06:00:51
Waagacusub.com - Wararka maqal iyo muuqaalka ee Qubanaha Waagacusub Tv waxaa ugu waaweyn:- 1- Farmaajo oo ceeb iyo cambaareeyn kala kulmay xuska maalmaha xoriyadda. 2- Ra'isulwasaare Rooble oo loo aqoonsaday halyeeyga qarniga . 3- Culumadda iyo Waxgaradka Soomaaliyeed maxey uga aamusan yihiin dhalinyaradda…

Read More »

[DAAWO] Afduubka gabdhaha Somalida, duqeynta Gedo iyo Codad sira Senator Qeybdiid Qubanaha Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Sunday June 20, 2021 - 05:14:04
DAAWO Afduubka gabdhaha Somalida, duqeynta Gedo iyo Codad sira Senator Qeybdiid Qubanaha Dahir Alasow

Read More »

[DAAWO Dahir Alasow] oo gaaray Ereteriya si uu dhalinyaradda Farmaajo iibshay ula kulmo

0 Visits: 0 | Sunday June 20, 2021 - 04:55:25
DAAWO Dahir Alasow oo gaaray Ereteriya si uu dhalinyaradda Farmaajo iibshay ula kulmo

Read More »

[DAAWO] Majeerteen Mareexan Ogaadeen iyo Dhulbahante By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Thursday June 03, 2021 - 03:09:10
Majeerteen Mareexan Ogaadeen iyo Dhulbahante By Dahir Alasow

Read More »

[DAAWO] QUBANAHA WARARKA DAHIR ALASOW IYO COD LAGA DUUBAY RA'ISULWASARAHA ETHIOPIA

0 Visits: 0 | Wednesday June 02, 2021 - 02:30:29
DAAWO QUBANAHA WARARKA DAHIR ALASOW IYO COD LAGA DUUBAY RA'ISULWASARAHA ETHIOPIA

Read More »

[Daawo] ganacsi si fudud looga tujaaray Muqdisho iyo fursadaha Shirkad weyn oo la furay

0 Visits: 0 | Tuesday June 01, 2021 - 06:51:38
Daawo ganacsi si fudud looga tujaaray Muqdisho iyo fursadaha Shirkad weyn oo la furay

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow oo Sharma Boy magta ka bixiyay 80000$ kun dollar

0 Visits: 0 | Tuesday June 01, 2021 - 03:51:08
DAAWO Dahir Alasow oo Sharma Boy magta ka bixiyay 80000$ kun dollar

Read More »

[Daawo] Fadumiina iyo Laki waceys oo wacdarahii aduunka dhigay - NIIKO IYO HEESTA WAABERI

0 Visits: 0 | Tuesday June 01, 2021 - 00:04:42
Daawo Fadumiina iyo Laki waceys oo wacdarahii aduunka dhigay - NIIKO IYO HEESTA WAABERI

Read More »

Waagacusub TV
Loading...