Wararka

[Somalia] oo wajaheysa khatar ku aaddan in ay lumiso maamulka hawadeeda

0 Visits: 1726 | Tuesday January 07, 2020 - 18:13:58
Waagacusub.com- Hay'adda caalamiga ah ee duulista hawada, ICAO, ayaa bixisay digniin haddii aan si degdeg ah loo helin sharci dhameystiran oo hay'adda duulista hawada Soomaaliya awood u siinaya inay sii haysato maamulka hawada dalkeeda.

Read More »

[Daawo] Al-Shabaab soo faafiyay sawirada diyaaradihii ay ku gubeen weerarkii Ciidanka Mareykanka iyo Kenya ee LAMU - Yeey u aargudayeen ?

0 Visits: 13523 | Tuesday January 07, 2020 - 05:41:52
Waagacusub.com - Afhayeenka hoowlgaladda Melleteri ee Al-Shabaab Cabdi Casiis Abu Muscab ayaa Wareeysi uu siiyay Idaacadda Al-Shabaab ee ANDALOUS ku sheegay in weerarkii Simba Camp ee LAMU loogu Aarguday weeraro iyo duqeeymo Ciidanka la dagaalanka argagixisadda Kenya ku burburiyeen Xarumahii Hormuud…

Read More »

DAAWO Musharax Cabdi Dheere oo Caabudwaaq wacdaro ka dhigay

0 Visits: 2612 | Monday January 06, 2020 - 03:37:04
Waagacusub.com - Musharax Cabdi dheere ayaa gaaray Caabudwaaq iyadoo halkaas ay uga hortageen boqolaal ka tirsan taageerayaashiisa.

Read More »

Daawo Al-Shabaab oo weeraray Taliska Melleteriga Mareykanka iyo Kenya ee LAMU iyo sideey u gubeen- gudaha Kenya

0 Visits: 1 | Monday January 06, 2020 - 02:56:23
"Taliska Mareykanka ee Afrika waxa uu qirayaa in uu jiro weerar lagu qaaday xerada Manda Bay ee ciidamada Cirka ee Kenya, waxaanna la socon doonnaa xaaladda," ayaa lagu yiri warkaasi ka soo baxay AFRICOM. Warsaxaafadeedka AFRICOM ayaa lagu sheegay in warar hordhac ah oo weerarka ku saabsan ay…

Read More »

[DAAWO] Sidii ay ku aas-aasmeen Kooxda Shabaab [Qeybtii 1]

0 Visits: 2 | Sunday January 05, 2020 - 23:49:33
hared

Read More »

[DAAWO] Maxaa ka dhalan kara dilka Jeneral Qassem Soleimani?

0 Visits: 4 | Saturday January 04, 2020 - 13:50:54
HAREED

Read More »

Daawo Akhri Xeer ilaaliyaha Qaranka oo amray in la xiro Ganacsade Axmed Nur Cali Jimcale iyo Maamulka Hormuud Telecom kadib markii la xaqiijiyay iney xoog ku heysteen Hotel-ka Ganacsade Baariyow ee Al-barakaat degtay 1993

0 Visits: 7399 | Friday January 03, 2020 - 05:03:26
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Somalia ayaa amray in la xiro Axmed Nur Cali Jimcale, Maryan Yusuf,Maxamed Adan Faarax, Axmed Sacuudi iyo Maxamed Amiin Sheekh Xuseen. TALLAABOOYINKA XIGA Waa in: Dhammaan Edeysanayaasha la soo xiro; La xayiro labada Hotel ee xogga lagu qaatay, laguna haysto;…

Read More »

Topnews:- Gaandharigii Zuugii Xaawo Yareey oo noqday Senator golle baarlamaanka Somalia ?

0 Visits: 5737 | Wednesday January 01, 2020 - 04:58:06
Waagacusub.com - Yusuf Geelle Ugaas oo loo yaqaan Dhagey wuxuu ka dhashay qabiilka Duduble gaar ahaan Maqalsame , waxaa u reer Abtiya beesha Murusade.

Read More »

[DHAGEYSO:] Maxay ka dhigan tahay sheegashada Shabaab ee Qaraxii Muqdisho?

0 Visits: 23 | Tuesday December 31, 2019 - 16:58:03
hared

Read More »

[DAAWO] Sheeko Cajiib Ah oo dhaxmartay Donald J. Trump iyo FBI ?

0 Visits: 3 | Friday December 27, 2019 - 19:32:42
hared

Read More »

Daawo Caruurtii Qatar loogu qaaday tababarka oo kelyahoodii iyo beerkoodii laga iibshay Tujaar Carbeed kadibna meeydkooda Xamar lagu soo celshay iyo oohinta Waalidiintooda oo Muqdisho ruxday

3 Visits: 7154 | Thursday December 26, 2019 - 05:54:56
Waagacusub.com - Dowladda Farmaajo ayaa lagu eedeeyay iney kumanaan dhalinyaro Somalia oo aan badankood qaangaarin ka xaday waalidiintii dhalay.

Read More »

DAAWO Camel Forex Oo Dhacday 42 Milyan Dollar Iyo Gudoomiyahii oo baxsaday?

0 Visits: 3 | Wednesday December 25, 2019 - 07:48:55
DAAWO Camel Forex Oo Dhacday 42 Milyan Dollar Iyo Gudoomiyahii oo baxsaday?

Read More »

Waagacusub TV
Loading...