Wararka

[Daawo Video sira] oo laga duubay Ninkii isku qarxin rabay Guriceel " Naag raaxo macaan oo Xuural Ceyna ayaa la iigu diyaarshay jannadda"

0 Visits: 3740 | Tuesday December 10, 2019 - 23:02:36
Waagacusub.com - Ninkii lagu qabtay Guriceel isagoo isku qarxin rabay Culumaddii Ahlusunah ayaa laga duubay Video sira.

Read More »

[Daawo Tubaakadda Taabuu] oo kansar ku riday kumanaan Somalia iyo baaristii dhaqaatiirta

0 Visits: 3204 | Tuesday December 10, 2019 - 22:54:25
Waagacusub.com - Tubaako Somalida aad u isticmaasho oo la yiraa TAABUU.waxaa inta badan laga qaadaa Nairobi ,Kenya.

Read More »

[Wardegdega] Rag Hubeysan ayaa ka dhex dagaalamay Hotel Syl

0 Visits: 1775 | Tuesday December 10, 2019 - 20:58:24
Waagacusub.com- -Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Rasaas laga maqlayo Caawa Gudaha Magaaladda muqdisho

Read More »

[ShIrweynahii Hobyo ee Habargidir ?] Xubnahii Gollaha waxaa xoog ku qaatay Al-Ictisaam, Aala Sheekh, Damujadiid ,Tagfiir , Al Islaax , Saraakiil Burcad badeed.

0 Visits: 3082 | Monday December 09, 2019 - 07:14:40
HABARGIDIR.INFO - Xoog maquunin , sheegasho magac qabiil aysan metelin. 1- Xubnahii Gollaha waxaa xoog ku qaatay Al-Ictisaam, Aala Sheekh, Damujadiid ,Tagfiir , Al Islaax , Saraakiil Burcad badeed. Waxey Laaluusheen oo aamusiyeen Dagaal oogayaal hore oo Hotelo ku dhistay lacagteey siiyeen. Cadaalad…

Read More »

[Topnews:-] Hogaanka dhaqanka Habargidir oo qaadacay ka qeybgalka Xafladda Caleemasaarka Shirwac.

0 Visits: 3011 | Monday December 09, 2019 - 01:03:31
Habargidir.info - Odayaasha dhaqanka Sacad,Saleebaan,Saruur iyo Duduble ayaa diiday iney ka qeybgalaan Caleemasaarka, ninka loo doortay inuu Gudoomiye u noqdo kooxdii Habargidir ee ku shirtay Hobyo.

Read More »

[Topnews:-] Xiriirka argagixisadda Somalia iyo Dowladda Farmaajo oo si toosa u soo shaacbaxay iyo Ahlusunah oo Warsaxaafadeed culus soo wado.

0 Visits: 3848 | Saturday December 07, 2019 - 19:32:54
Waagacusub.com - Aas Aasahii argagixisadda Somalia Xasan Dahir Aweys ayaa markii ugu horeeysay wuxuu barta Facebook ka soo galay Live isagoo hogaamiyaha Mucaaradka Somalia Cabdiraxman Cabdishakuur ku sifeeyay inuu la mid yahay Salman Rushdi oo ah ninkii Aayadaha Quranka sida qaldan u bedelay. Xasan…

Read More »

[DAAWO Wabiga oo Afgooye ku fatahay] iyo qoysaskii oo Caruurtoodii ku waayay kadib markii uu saqdhexe qaaday

0 Visits: 5170 | Saturday December 07, 2019 - 17:43:37
Waagacusub.com - Wabiga Afgooye ayaa xalay ku fatahay Magaaladda taas oo sababtay inuu qaado Caruurtii iyo qoysaskii hurday

Read More »

[DAAWO AKHRI - CADEYN] Waxyaabaha sababa kansarka Somalida laayay ? Investigative report .

0 Visits: 6451 | Saturday December 07, 2019 - 11:34:00
Waagacusub.com - Cudurka kansarka ayaa fara ba'an ku haya Somalida, waxaa qiyaastii maalinkasta u dhinta 11 qof gudaha Somalia.sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirta kansarka ee Jaamacadda Somalia. Kansarka halista badan maxaa sababa? Daraasadii ugu dambeeysay waxey cadeeysay in kansarka Somalia ay sababaan…

Read More »

[DHAGEYSO:] Dadkii isticmaalay FaceApp oo 'war naxdin leh loo sheegay'

0 Visits: 0 | Tuesday December 03, 2019 - 19:36:25
HARED

Read More »

[DHAGEYSO:]Wararkii ugu dambeeyey Ciidamada Farmaajo oo heegan culus la geliyey iyo...?

0 Visits: 0 | Tuesday December 03, 2019 - 00:01:22
DHAGEYSO:Wararkii ugu dambeeyey Ciidamada Farmaajo oo heegan culus la geliyey iyo...?

Read More »

[DAAWO Dahir Alasow] "Sida ugu fudud ee Shabaab iyo Wahaabiya looga adkaan karo"

0 Visits: 1 | Sunday December 01, 2019 - 21:41:28
Dahir Alasow "Sida ugu fudud ee Shabaab iyo Wahaabiya looga adkaan karo"

Read More »

Somalia Largest Mobile Network Company -Hormuud Telecom Linked among Top Shabaab Financiers

0 Visits: 3469 | Friday November 29, 2019 - 07:15:01
Somalia largest mobile telephone network company, Hormuud Telecom has been linked with entities funding and providing logistical support to the Al-Qaeda affiliated Al-Shabaab. The mobile telephone company has been accused of paying millions of shillings to the jihadist group for protection of its business…

Read More »

[DHAGEYSO XOG:]Axmed Madoobe oo Hub Culus ka helay Kenya iyo..

0 Visits: 0 | Friday November 29, 2019 - 01:51:08
HAREED

Read More »

Waagacusub TV
Loading...