Wararka

[Topnews:-] Guddigga doorashadda baarlamaanka oo shaaciyay hab doorasho cusub

0 Visits: 2988 | Wednesday November 27, 2019 - 14:40:19
Guddiga Baarlamaanka: "Nidaamka matelaadda isu dheelitiran Waa La Diiday Ee Hala Hirgeliyo Nidaamka Aqlabiyadda ah". Guddiga uu golaha shacabka BF u saaray sharciga doorashada ayaa la yimid model cusub oo doorasho iyaga oo meesha ka saaray hannaanka doorashada nidaamka matelaadda isu dheelitiran…

Read More »

Madaxdii Xisbiyadda oo ka fajacay Farmaajo - hadalkiisii iyo hoos eegistiisii

0 Visits: 3342 | Sunday November 24, 2019 - 23:57:41
Waagacusub.com - Subaxdii sabtida waxaa Villa Somalia kulan ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka.

Read More »

[Topnews:-] Liiska Saraakiisha Al-Shabaab ee Koofurta Galkacyo jooga magacyadooda ?

0 Visits: 4211 | Sunday November 24, 2019 - 14:07:03
Hay'adda Sirdoonka iyo la dagaalanka argagixisadda Galmudug waxey mudo baaris ku waday shaqsiyaadka Geed Fadhiga u ah Al-Shabaabka Koofurta Galkacyo.

Read More »

[Daawo] arooskii Nasteexo indho oo feer iyo oohin ka dhacday iyo Ninkeedii oo London lagu xiray

0 Visits: 2 | Sunday November 24, 2019 - 13:21:56
Daawo arooskii Nasteexo indho oo feer iyo oohin ka dhacday iyo Ninkeedii oo London lagu xiray

Read More »

[Daawo] Dahir Alasow oo warbixin cajiiba ka diyaariyay gefafkii iyo been abuurkii Sheekh Umal kula kacay Nabiga Asxaabta iyo Ahlusunah

0 Visits: 1 | Saturday November 23, 2019 - 05:53:06
Daawo Dahir Alasow oo warbixin cajiiba ka diyaariyay gefafkii iyo been abuurkii Sheekh Umal kula kacay Nabiga Asxaabta iyo Ahlusunah

Read More »

[DHAGEYSO:]Kooxda Wahaabiyada Muqdisho oo la yaabay awoodda Ahlusunah?

0 Visits: 0 | Friday November 22, 2019 - 22:21:26
hared

Read More »

Cabdi Qeybdiid oo kala qeybintii Habargidir iyo tii Sacad uga gudbay kala qeybinta reer Hilowle "Dagaalka uu kula jiro Reer Ciise"

0 Visits: 4743 | Tuesday November 19, 2019 - 11:42:58
Cabdi Qeybdiid wuxuu horey u yiri "Xuseen Caydiid ninkii Aabahiis dilay waa og yahay laakiin sababtii loo dilay inuusan ogeyn baan u maleeynayaa"

Read More »

Farmaajo oo 24 sano kadib qaatay Becholar kadib markii uu Jaamacad galay 1985

0 Visits: 5977 | Tuesday November 19, 2019 - 10:57:51
Farmaajo wuxuu jaamacad galay 1985,wuxuuna ka qalin jibiyay 2009, isagoo qaatay derajadda Waxbarasho ee Becholar 24 sano kadib. waxey taasi ka marqaati kacday inuu yahay nin ay dhibaato ka heysato Waxbarashadda [ LEARNING DISABILITY] . Taas oo ka dhigan inuu ka mid yahay dadka loogu tala galay iney…

Read More »

Ma dhab baa Saraakiisha Al-Sahabaab iney iibsadaan Passport Jibouti ? [Mohamed Adan ayaa ka waramay] !

0 Visits: 6211 | Monday November 18, 2019 - 03:42:44
Sheekh Mohamed Adan oo Al-Shabaab u qaabilsan tababarka Sirdoonka iyo la socodka dhaqdhaqaaqyadda ganacsiga ayaa sheegay inuu Passport-kiisa Jibouti lacag ku iibsaday.

Read More »

[DHAGEYSO WAR CUSUB:] Guux Siyaasadeed Oo gil gilay Villa Somalia ?

0 Visits: 0 | Saturday November 16, 2019 - 19:59:50
hared

Read More »

Waagacusub TV
Loading...