Wararka

[LIISKAAN AKHRI ] Saraakiisha sare ee Al-Shabaab iyo kuwa isqarxiya maxeey u wada yihiin maamulkii Al-Barakaat?

0 Visits: 4255 | Tuesday October 15, 2019 - 02:24:25
1- Amiirkii Al-Shabaab Ahmed Godane wuxuu ka tirsanaay Madaxda Al-Barakaat Group Xarunta Hargeysa. 2- Madaxa Amniyaatka Al-Shabaab Mahad Karataay wuxuu ka tirsanaay Madaxda Al-Barakaat Group Muqdisho.

Read More »

[ETHIOPIA] OO KA HIILISAY SOMALIA UNA HILISAY KENYA WARBIXIN XASASI AH

0 Visits: 2140 | Monday October 14, 2019 - 08:02:50
Waagacusub.com- Kenya iyo Ethiopia ayaa kala qeybsaday labada xil ee ugu muhiimsan urur goboleedka IGAD, xilli dalabkii iyo rabitaankii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu shaqeyn waayey.

Read More »

[DAAWO] Sirdoonka Kenya ee Somalia Qeybtii 1

0 Visits: 0 | Sunday October 13, 2019 - 01:00:16
HAREED

Read More »

[DHAGEYSO:] Dhacdooyinkii Layaabka Lahaa ee ka Dhacay Garoonka Kismaayo !!

0 Visits: 0 | Saturday October 12, 2019 - 15:33:32
hared

Read More »

[DAAWO] Srdoonka Ruushka Qeybtii 1aad oo u xiiso badan ?

0 Visits: 0 | Friday October 11, 2019 - 22:52:41
HARED

Read More »

[Ciidankii] uu aas-aasay Farmaajo oo dagaal beeleed cusub loo adeegsanayo

0 Visits: 2311 | Friday October 11, 2019 - 20:01:06
Waagacusub.com- Ciidanka guutada 14-ka Oktoober, ee uu aas aasay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo islamarkaana lagu xasuusto nabadii iyo dib u heshiisiintii ay ka sameeyeen magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelada Hoose, ayaa hadda lugaha la galayo taariikh xun oo madow taas…

Read More »

[Topnews:-] Al-Shabaab oo Xoghayaha Maaliyadda u magacaabay nin caana ?

0 Visits: 3298 | Wednesday October 09, 2019 - 22:42:44
Masuuliyiin ka tirsan Ururka argagixisadda Al-Shabaab ayaa sheegay in khilaaf mudo ka dhex jiray kadib Xoghayaha Maaliyadda kooxdooda loo magacaabay Cabdikariim Maxamed Kaariye oo u dhashay beesha Duduble gaar ahaan Maxamed Camal, Reer Deexey.

Read More »

[DAAWO] Sida uu u Shaqeyo Sirdoonka Yahuuda ,Qeybtii 2aad ?

0 Visits: 0 | Wednesday October 09, 2019 - 00:36:31
hared

Read More »

[DAAWO] Fanaan Dayax Dalnuurshe oo score jibiyay - Dayax best collections

0 Visits: 2 | Tuesday October 08, 2019 - 23:40:20
DAAWO Fanaan Dayax Dalnuurshe oo score jibiyay - Dayax best collections

Read More »

[Daawo] Shiine Culay oo codadka Hani UK soo bandhigay

0 Visits: 0 | Tuesday October 08, 2019 - 23:40:20
Daawo Shiine Culay oo codadka Hani UK soo bandhigay

Read More »

[DAAWO Warbixin ] Beelaha Soomaalida Maxey ka baran kartaa Beelaha Rwanda?

0 Visits: 2 | Tuesday October 08, 2019 - 00:23:12
hared

Read More »

[TOPNEWS:-] Al-Shabaab oo Xoghayaha Maaliyadda iyo aruurinta Zakaawaatka u magacaabay Cabdikariim Kaariye.

0 Visits: 3329 | Sunday October 06, 2019 - 17:58:43
Magaca: Cabdikariim Kaariye. Qabiilka: Duduble, Mohamed Camal,DEEXEEY - qabiilka guud Hawiye Somali. Xilka: Xoghayaha Maaliyadda Al-Shabaab.

Read More »

[DAAWO] Maxaad ka taqaanaa Shiinaha Afrika?

0 Visits: 2 | Sunday October 06, 2019 - 02:09:05
HARED

Read More »

[DHAGEYSO:] Cumar Filish oo Shacabka Muqdisho digniin culus u diray?

0 Visits: 2 | Saturday October 05, 2019 - 01:46:04
hared

Read More »

[DOWLADA] SOMALIA OO FUDUDEYSAY IN MAR KALE KENYA DACWADDA BADDA DIB U DHIGTO

0 Visits: 3366 | Friday October 04, 2019 - 02:02:19
WAAGACUSUB.COM- Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa kulan deg deg ah ugu yeertay Soomaaliya iyo Kenya oo uu ka dhaxeeyo muran dhanka xuduudda badda ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.

Read More »

[Daawo] Yaa u maqan Gabdhaha Soomaaliyeed?

0 Visits: 0 | Thursday October 03, 2019 - 19:07:43
hared

Read More »

Waagacusub TV
Loading...