Wararka

[DAAWO] Sheekh Shariif oo loo diiday inuu Xamar ka dhoofo iyo Farmaajo oo Cali Mahdi ku qasbay inuu kaar aqoonsiya ku dhexmaro Muqdisho

0 Visits: 0 | Monday September 23, 2019 - 09:55:11
DAAWO Sheekh Shariif oo loo diiday inuu Xamar ka dhoofo iyo Farmaajo oo Cali Mahdi ku qasbay inuu kaar aqoonsiya ku dhexmaro Muqdisho

Read More »

[Wiil Fariin shukaansiya u qoray Saxaafiyad qurux badan ayaa helay jawaab qabsatay baraha bulshadda] "Cumaroow! Gabdhaha qurxoon, dadka iyagaa ugu farxad yar"..

0 Visits: 4807 | Monday September 23, 2019 - 07:26:32
Wiil xariif ah oo Yemeni ah, laguna magacaabo Cumar Al-Camuudi ayaa waxaa uu farriin shukaansi a u diray gabadha lagu magacaabo Cristian Baysari, taas oo ka warranta telefishanka Alhadath. Ereyadii quruxda badnaa ee uu Cumar qoray awgood waxaa ay noqdeen kuwo lagu faafiyo Facebook iyo Twitter, jeer…

Read More »

[Topnews:-] Wiil ku dhex dhashay diyaarad hawada sare socotay oo seddex dhalasho xaq u yeeshay ?

0 Visits: 3573 | Monday September 23, 2019 - 07:09:10
Wiil Dhalinyaro ah oo Marookiyaan ah ayaaa taariikhdu markay ahayd 1.10.2000 ku dhashay diyaarad socotay hawada sare Waxaanu ku helay 3 Jinsiyadood.

Read More »

Maxaad ka taqaan Shaqsiyaadka loo adeegsaday burburinta Galmudug iyo bahdilka Habargidir ?

0 Visits: 4571 | Sunday September 22, 2019 - 03:46:29
Cadawga Habargidir ayaa Shaqsiyaad u dhashay beesha Habargidir iyo kuwa la dega u adeegsaday burburinta maamulkii Galmudug ee Madaxweyne Xaaf iyo bahdilka beelweynta Habargidir.

Read More »

[DAAWO] Yaa Dilay Askartii Soomaaliya ee 1978?

0 Visits: 2 | Sunday September 22, 2019 - 02:41:45
hared

Read More »

[DAAWO] Wasiirkii Sacad Habargidir oo iscasilay iyo goaanka beesha

0 Visits: 0 | Saturday September 21, 2019 - 05:55:13
Caqliga Kheyre iyo Farmaajo. 1-Madaxweynaha Galmudug hala siiyo Galgaduud. 2- Madaxweyne ku xigeenka Galmudug hala siiyo Galgaduud. 3- Gudoomiyaha baarlamaanka hala siiyo Galgaduud. 4- Labada Gudoomiye ku xigeen hala siiyo Galgaduud. 5- Caasimadda hala siiyo Galgaduud. Mudugna hala siiyo 0, Caay, ilhaano…

Read More »

[Kheyre] "Xilka uu Wasiir ku xigeenka Sacad iska casilay waxaan u magacaabayaa wiilka yar ee Xafiiskeyga ka shaqeeya"

0 Visits: 3326 | Saturday September 21, 2019 - 02:28:43
Waagacusub.com - Xasan Cali Kheyre oo la hadlay odayaal iyo siyaasiyiin beeshiisa ah oo jooga Dhuusamareeb ayaa u sheegay inuu xilka Wasiir ku xigeenka ee Cabdikariim Cabdi dhalac iska casilay uu si degdega ugu magacaabi doono wiil ka shaqeeya Xafiiska.

Read More »

[Topnews:-] Farmaajo oo ku faanay iney kooxdiisa gateen Cabdinasir Jamac Seed "Odayaasha Sacad looma baahna"

0 Visits: 2401 | Saturday September 21, 2019 - 02:19:42
Madaxweynaha kooxda Nabad iyo Nolol la baxday ee Villa Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa u sheegay Siyaasiyiinta beesha Sacad inaan shirka Dhuusamareeb looga baahneeyn odayaasha dhaqanka beesha Sacad.

Read More »

[Topnews:-] Odayaasha Sacad Dir Sheekhaal iyo Madhibaanka Mudug oo ka baxaya Shirka Dhuusamareeb.

1 Visits: 2365 | Saturday September 21, 2019 - 02:12:01
Odayaasha Sacad Habargidir,Sheekhaal ,Dir iyo Madhibaanka Mudug ayaa Waagacusub.com u xaqiijiyay iney iskaga baxayaan Shirka hanaanka doorashooyinka Galmudug ee ka socda Dhuusamareeb kadib markii lagu xaqiray.

Read More »

[Daawo] 10ka Ciidan ee Aduunka ugu Quwada Weyn !!

0 Visits: 0 | Saturday September 21, 2019 - 02:11:44
hared

Read More »

[Topnews:-] Amnesty iyo Human rights oo ka aamusay cunaqabateynta la saaray shacabka Jubbaland.

1 Visits: 1680 | Friday September 20, 2019 - 05:43:54
Waagacusub.com - Hay'adaha u dooda Xaquuqul insaanka Caalamka ee Human rights Watch iyo Amnesty International ayaa ka aamusay oo aan soo hadal qaadin tacadiyadda iyo cunaqabateeynta maamulka Farmaajo kula kaceen shacabka goboladda Jubbaland.

Read More »

[DAAWO] Dagaalkii Sacad Habargidir iyo Farmaajo oo cirka isku shareeray

0 Visits: 0 | Friday September 20, 2019 - 05:09:27
DAAWO Dagaalkii Sacad Habargidir iyo Farmaajo oo cirka isku shareeray. Cabdiweli Gorod oo aan weligiis Farmaajo hadal qalafsan oran ayaa ku yiri "Waxaad nagu tiri Sacadow la imaada Nin Madaxweyne ka noqda Galmudug oo iga hor wareejiya xaaf oo ka dhashay Curadka Sacad ahna 80 Jir, markaan taas sameeynay…

Read More »

[Daawo] gabadh Ciidanka Amisom afduubteen kadibna saf ka galeen oo lagu tuuray KM4 Muqdisho

1 Visits: 11873 | Friday September 20, 2019 - 03:08:38
Waagacusub.com - Ciidanka Amisom ayaa isgosyka KM4 ku tuuray haweeneey ka ganacsan jirtay biyaha iyo caanaha oo afduubteen seddex habeen ka hor.

Read More »

[Daawo] baashaalkii Live Music Maandeeq Nur Garaash iyo Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Thursday September 19, 2019 - 04:13:29
Daawo baashaalkii Live Music Maandeeq Nur Garaash iyo Dahir Alasow

Read More »

[DAAWO] Khudbadii Halyeey Xildhibaan Cumar Adan Shirkii Onlf Jwxo

0 Visits: 0 | Thursday September 19, 2019 - 04:13:29
Daawo baashaalkii Live Music Maandeeq Nur Garaash iyo Dahir Alasow

Read More »

[DAAWO] Xildhibaanadda Gollaha shacabka oo Hormuud Telecom cambaareeyay kuna hanjabay iney mooshin ka geeyna

0 Visits: 0 | Thursday September 19, 2019 - 04:13:29
DAAWO Xildhibaanadda Gollaha shacabka oo Hormuud Telecom cambaareeyay kuna hanjabay iney mooshin ka geeyna

Read More »

[DAAWO:] Weerarkii lagu qaaday xarumaha Shidaalka Ee sacuudiga !!!

0 Visits: 0 | Thursday September 19, 2019 - 01:14:33
hared

Read More »

[DAAWO] Galmudug oo la Afgembiyay Iyo sirdoonka Qatar Iyo Ethiopia oo Muqdisho ka wado hoowlo qarsoon

0 Visits: 0 | Wednesday September 18, 2019 - 07:13:04
DAAWO Galmudug oo la Afgembiyay Iyo sirdoonka Qatar Iyo Ethiopia oo Muqdisho ka wado hoowlo qarsoon

Read More »

[DAAWO] Bilaawgii midowga maxaakiimta Islaamka Qeybtii 2

0 Visits: 1 | Wednesday September 18, 2019 - 00:14:04
HAREED

Read More »

Waagacusub TV
Loading...