Wararka

["Habargidireey,] Waxna waa caay , Waxna waa Ceeb,Waxna waa Ciil Waxna waa Cashar , waxna waa cuqubo" By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Friday September 06, 2019 - 05:26:35
Habargidireey, Waxna waa caay Waxna waa Ceeb Waxna waa Ciil Waxna waa Cashar waxna waa cuqubo Waxna waa Cudur Waxna Caadi maaha. In Kheyre Habargidir farta ugu yeero oo ku yiraa Maamulkiinii anigaa burburiyay ,waxaadna ku qasban tihiin inaad aqbashaan kan aan idiin dhisaayo waa Caay. In Habargidir inteey…

Read More »

[Midowga ]Afrika oo go'aan niyad jab ku ah KENYA ka qaatay kiiska ICJ ee badda

0 Visits: 1863 | Friday September 06, 2019 - 00:52:29
WAAGACUSUB.COM- Midowga Africa ayaa go'aan niyadda ka jabiyey Dowladda Kenya ka qaatay Kiiska Dacwadda Badda ee kala dhaxeeyo Soomaaliya.

Read More »

[Topnews:-] Maxkamadda ICJ oo dib u dhigtay dacwadda Badda Somalia iyo Kenya kadib markii Kheyre warqad u qoray ?

0 Visits: 3203 | Thursday September 05, 2019 - 23:18:01
Waagacusub.com - Maxkamadda Caalamiga ah ee cadaaladda ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwada kiiska badda ee u dhaxeeya Somalia iyo Kenya, oo qorshuhu ahaa in la qabto 9-ka illaa 13-ka bishan September.

Read More »

[DAAWO:] Farmaajo teleefoonka kula hadlay Khayre, amar culusna dul-dhigay !

0 Visits: 2 | Wednesday September 04, 2019 - 15:28:27
HARED

Read More »

Xawaaladda Al-Shabaab Somalia ee Caalamka Taaj Money Transfer.

0 Visits: 4570 | Tuesday September 03, 2019 - 10:19:36
Xawaaladda Taaj Money transfer oo sanado ka hor la sameeyay ayaa noqotay Xawaaladda ugu adeega fudud Xawaaladaha Somalida kadib markii loo sameeyay qaabka lacag isku dirida loo yaqaan EVC Plus, Saad Service iyo Sahal Service taas oo lacagta kuugu soo dhaceyso telefoonkaaga gacanta haddii aad joogtid…

Read More »

[Daawo] Jeneral Cambare oo Hobyo ka afduubay Gudoomiyahii Ergadda Reer Maxamed kadibna Xamar ka dejiyay isagoo gacmaha ka xiran

0 Visits: 0 | Tuesday September 03, 2019 - 06:10:54
Daawo Jeneral Cambare oo Hobyo ka afduubay Gudoomiyahii Ergadda Reer Maxamed kadibna Xamar ka dejiyay isagoo gacmaha ka xiran

Read More »

[DHAGEYSO:] Cumar Filish oo Amar dul dhigay Hoteelada Iyo Safaaradaha?

0 Visits: 0 | Monday September 02, 2019 - 23:03:06
hared

Read More »

[Sirculus ] Liiska Shirkadaha Canshuurta ugu badan siiya Al-Shabaab.

0 Visits: 4190 | Monday September 02, 2019 - 22:14:31
Al-Shabaab waxey lacag badan oo Canshuura ka helaan Ganacsatadda Somalia gaar ahaan kuwa Muqdisho Sida lagu shaaciyay Warbixino ay faafiyeen WashingtonPost iyo UN Monitering Group of Somalia .

Read More »

[Topnews:-] Madaxdii Qaran Express ee la wareegay Taaj Express maxaad ka taqaan ?

0 Visits: 4534 | Monday September 02, 2019 - 03:25:47
Xawaaladda Taaj waxaa Iska leh Hormuud Telecom. Waxay u magacaabeen dhamaan maamulkii QARAN EXPRESS xilalkaan. Gudoomiyihii Guud ee QARAN EXPRESS

Read More »

[DHAGEYSO:] Ciidamo Itoobiyaan ah oo laga dajiyey Dhuusamareeb !!

0 Visits: 0 | Sunday September 01, 2019 - 22:18:14
hared

Read More »

[DAAWO] Boqorka Hawiye oo halista Hormuud Telecom ka hadlay

0 Visits: 0 | Sunday September 01, 2019 - 05:45:16
DAAWO Boqorka Hawiye oo halista Hormuud Telecom ka hadlay

Read More »

[DAAWO] Shirkii Habargidir HOBYO oo caay feer iyo cuqdad isu bedelay

0 Visits: 0 | Sunday September 01, 2019 - 05:34:16
Shirkii Habargidir HOBYO oo caay feer iyo cuqdad isu bedelay- Laxdii Reer Nimcaale

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow oo Shiine Culay iyo Faladagan heshiisiiyay

0 Visits: 0 | Sunday September 01, 2019 - 05:34:16
DAAWO Dahir Alasow oo Shiine Culay iyo Faladagan heshiisiiyay

Read More »

[DAAWO] Waa kuma Jeneral Odawaa Yuusuf Raage?

0 Visits: 0 | Friday August 30, 2019 - 23:58:49
HARED

Read More »

[DAAWO] Muungaab oo wacdaro ka dhigay Xafladii Duqa cusub ee Muqdisho

0 Visits: 0 | Friday August 30, 2019 - 09:00:58
DAAWO Muungaab oo wacdaro ka dhigay Xafladii Duqa cusub ee Muqdisho

Read More »

[Dhageyso] xog xasaasiya - Al-Shabaab oo Canshuur Malaayiin dollar ah ka qaada dekadda Muqdisho

0 Visits: 0 | Friday August 30, 2019 - 08:56:42
Dhageyso xog xasaasiya - Al-Shabaab oo Malaayiin dollar oo Canshuura ka hela Somalia sanadkii

Read More »

[DAAWO Cod sira] Musuqmasuqa guddigga shirka Hobyo -Xasan Macalin Saciid

0 Visits: 0 | Friday August 30, 2019 - 08:30:21
DAAWO Cod sira Musuqmasuqa guddigga shirka Hobyo -Xasan Macalin Saciid

Read More »

Waagacusub TV
Loading...