Wararka

[DHAGEYSO:] Axmed Ducaale Xaaf oo War Cusub Soo Saaray?

0 Visits: 0 | Friday July 19, 2019 - 15:59:47
hared

Read More »

[Sir xasaasiya:-] qorshaha Kheyre iyo Fahad Yasiin ku qabsanayaan Galmudug iyo Shirkadaha shidaalka ee maalgelinta siiyay ?

0 Visits: 3621 | Friday July 19, 2019 - 09:32:14
Waagacusub.com - Waxaa xowli ku socda qorshaha la doonayo in degaanada Galmudug laga dhiso Maleeshiyaad si gaar ah oo difaaca danaha ay shirkadaha shidaalka ka leeyihiin degaanka Galmudug, waxaana qorshahaasi qeybtiisii hore la dhameystiray, iyadoo xarunta abaabulka Maleeshiyaadka loo doortay iney noqoto…

Read More »

[Topnews:-] Farmaajo oo Ninkii xasuuqay Habargidir 2017-ka iyo Ninkii Xaaf ku inqilaabay Dhusamareeb u magacaabay guddigga dib u heshiisiinta Galmudug ?

1 Visits: 7692 | Thursday July 18, 2019 - 05:59:29
Waagacusub.com - Shacabka u dhashay beelweynta Habargidir ayey la yaab iyo fahad ku noqotay guddi uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay iney daadihiyaan dib u heshiisiinta beelaha Galmudug.

Read More »

[DHAGEYSO:] Axmed Madoobe Talaabo Cajiib ah Qaaday si Mar kale Loo Doorto?

0 Visits: 0 | Wednesday July 17, 2019 - 21:14:24
HAREED

Read More »

[Daawo] Dahir Alasow iyo Cawil Sudi oo ka hadlay qorshaha Shirka Hobyo iyo gollayaasha lagu dhisi doono

0 Visits: 0 | Tuesday July 16, 2019 - 04:20:37
Daawo Dahir Alasow iyo Cawil Sudi oo ka hadlay qorshaha Shirka Hobyo iyo gollayaasha lagu dhisi doono

Read More »

[DAAWO] Go-aanka Sacad Habargidir iyo wixii ku dhacay Kheyre Galkacyo

0 Visits: 0 | Tuesday July 16, 2019 - 04:20:37
DAAWO Go-aanka Sacad Habargidir iyo wixii ku dhacay Kheyre Galkacyo

Read More »

[Topnews:-] Suadi Arabia oo Maamulka Somaliland ku amartay inky ruqsad ka doontaan Dowladda Farmaajo

0 Visits: 2701 | Sunday July 14, 2019 - 23:24:48
Waagacusub.com -Warqaddan oo kasoo baxday Hay'adda ka Faa'ideysiga Mashruuca Xoolaha Xajka ee Dawladda Sucuudiga, kuna taariikheysan 14.07.2019, ayaa waxay sheegaysaa in ay lagama maarmaan tahay in la dhaqangeliyo shuruuddaha shahaada caafimaadka xoolaha ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

[Faah Faahin]: Qarax Gaari Oo Saakay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 1580 | Monday July 08, 2019 - 11:13:03
Waagacusub.com- Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari oo saakay ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Read More »

[Wariye Coldoon] Oo Xukun Lagu Riday

0 Visits: 1494 | Monday July 08, 2019 - 11:01:16
Waagacusub.com- Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa maanta waxa ay xukun xabsi ah ku riddey, wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon, oo bilooyin badan xabsi ku jiray.

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow iyo ciidan uu wato oo kormeeray xaduud beenaadka Ethiopia iyo Somalia ee Dacdheer iyo Kaxandhaale

0 Visits: 0 | Monday July 08, 2019 - 04:04:04
DAAWO Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo La dagaalanka argagixisadda Galmudug State of Somalia Mr Dahir Alasow iyo ciidan uu wato ayaa kormeeray xaduud beenaadka Ethiopia iyo Somalia ee Dacdheer iyo Kaxandhaale

Read More »

Waagacusub TV
Loading...