Wararka

[DAAWO] Gabadh leh Naaska ibtiisa in leeyga taabtaan ka helaa Muqdisho dhexdeeda iyo Wariyahii ugu dhaqan xumaa taariikhda

0 Visits: 0 | Friday May 31, 2019 - 12:28:48
DAAWO Gabadh leh Naaska ibtiisa in leeyga taabtaan ka helaa Muqdisho dhexdeeda iyo Wariyahii ugu dhaqan xumaa taariikhda

Read More »

[Dhageyso] Galmudug oo xiriirka u jartay Dowladda Farmaajo

0 Visits: 0 | Friday May 31, 2019 - 12:24:05
Khilaafkii u dhaxeeyay maamulka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya iyo dowladda federaalka ah oo muddo soo jiitamayay ayaa haatan galay marxalad kale. Galmudug ayaa sheegtay inay xiriirkii wada shaqeyn u jartday dowladda federaalka ah. Wariyaha VOA-da uga soo warrama gobolka Cabdiwaaxix Macalin Isaaq…

Read More »

[Kenya] oo qabatay lacag uu leeyahay sarkaal xiriir la leh qoyska madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 2632 | Thursday May 30, 2019 - 16:16:57
Waagacusub.com- Wargeyska The Star ee ka soo baxa Kenya ayaa ku warramay habeenkii Isniinta in lagu qabtay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi shandad ay ku jirtay lacag gaaraysa 1.7 milyan oo doollarka Marekanka ah (Sh170 milyan) oo ka timid Soomaaliya.

Read More »

[Daawo] Dood kulul Dahir Alasow iyo Saraakiil caana - sirta Somalia iyo Jibouti

0 Visits: 0 | Thursday May 30, 2019 - 11:38:22
Daawo Dood kulul Dahir Alasow iyo Saraakiil caana - sirta Somalia iyo Jibouti

Read More »

[Topnews:-] Farmaajo oo Safaaradahii Ethiopia Masar Turkey Saudi Arabia ,Sudan iyo Qatar geeyay Safiiro u dhashay Daarood ?

1 Visits: 7183 | Wednesday May 29, 2019 - 21:33:10
Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeeysay si toosa ugu xadgudbay hanaankii awood qeybsiga beelaha ee 4.5 kadib markii uu shanta Safaaradood ee ugu muhiimsan geeyay shan Safiir oo u dhashay beeshiisa Daarood.

Read More »

[Maxaa loo dilay] IBRAAHIM CARIIF isaga oo kitaab ku dhex aqrisanaya Masjid?

0 Visits: 3463 | Monday May 27, 2019 - 07:31:47
Waagacusub.com- Allaha u naxariistee Nabadoon Ibraahim Cariif oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Somaliyeed ayaa shalay galab lagu dhex dilay Masaajid ku yaala xaafadda Juungal ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Read More »

[DAAWO] Ethiopia oo ku tiirsan dhaqaalaha Somalida iyo Map-keeda cusub

0 Visits: 0 | Monday May 27, 2019 - 07:23:15
DAAWO Ethiopia oo ku tiirsan dhaqaalaha Somalida iyo Map-keeda cusub

Read More »

[Daawo] damaca cadawga iyo dabargoynta Somalida By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Sunday May 26, 2019 - 23:01:15
1. Shabaab & Daacish baa is laynaya   2. Dadkoodana way isla laynayaan ,iyagana weey leeynayaan  3. Iyagana Maraykan baa wada laynaya, dadkii Soomaaliyeedna iyaga dartood baa loo leeynayaa.   4. Kii ka dhintana wuxuu ka tagayaa:   a) Carruur Agoon ah oo uu aabbayaa shood laayey iyo kuwo uu isagu…

Read More »

[Akhri] argagixisadda Al-Shabaab oo ardayda uga digay iney tagaan imtixaanka Goodax Barre berri iclaamshay iyo baabuur qaraxyo loo diyaarshay

0 Visits: 4966 | Sunday May 26, 2019 - 17:18:26
Waagacusub.com - Wilaayadda argagixisadda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa soo saaray digniin iyo amar culus oo ay ardayda Banaadir uga digeen iney ka qeybgalaan Imtixaanka fasalka 12 aad ee gobolka Banaadir.

Read More »

[Sidee ] ayuu 6 kontarool ku soo dhaafay gaarigii shalay ku qarxay Godka Jilacow?

0 Visits: 2400 | Friday May 24, 2019 - 01:14:15
Waagacusub.com- Mid kamid ah qaraxyadii ugu xanuunka badanaa ee waayahaan dembe ka dhaca gobalka Banaadir, ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana ku dhintay ku dhawaad 20 ruux oo isugu jira ciidan, saraakiil, mas'uuliyiin kale iyo dad shacab ah.

Read More »

[Daawo] Nin Somalia oo lagu yiri Caruurtaada ma dhalin DNA Test

0 Visits: 0 | Thursday May 23, 2019 - 22:50:44
Daawo Nin Somalia oo lagu yiri Caruurtaada ma dhalin DNA Test

Read More »

[Daawo] ninkii Guriceel geeyay ninkii isqarxin rabay oo la qabtay iyo qorshaha argagixisadda ku khaarijin rabtay Madaxda iyo Culumadda

0 Visits: 0 | Thursday May 23, 2019 - 21:58:49
Daawo ninkii Guriceel geeyay ninkii isqarxin rabay oo la qabtay iyo qorshaha argagixisadda ku khaarijin rabtay Madaxda iyo Culumadda

Read More »

Waagacusub TV
Loading...