Waagacusub.com- Odayaasha beelaha Hawiye ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen uga hadlay xaaladda magaalada Muqdisho iyo go'doonka ay dowladda gelisay magaalada. Kulankan, oo aan horraantii toddobaadkan sheegnay inuu dhacayo, ayaa maanta qabsoomay kadib markii dowladda ay ku fashilantay isku…
Read More »