Wararka

[Xog-Xasaasi] ah: Farmaajo & Kheyre Oo Laba Koox Kala Sameysteen Si Shidaalka Badda Soomaaliya Loo Xaraasho [Akhriso]

0 Visits: 3031 | Saturday March 16, 2019 - 15:29:32
Waagacusub.com- Khilaaf xoogan ayaa ka dhacay xaraashka badda soomaaliya iyada oo loolanka kheyre iyo farmaajo ay ku soo biireen hay'addo ajnabi ah iyo guddoonka golaha shacabka.

Read More »

[Waxaan] ka cabsanayaa in Farmaajo uu dalka dib ugu celiyo 1991" Waxaa yiri

0 Visits: 2626 | Saturday March 16, 2019 - 06:56:50
Waagacusub.com- Waxaa mar kale fashilmay dadaallo muddo socday oo la doonayey in lagu siiyo daayo Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur oo in ka badan 3 bilood u afduuban dowladda Soomaaliya.

Read More »

[Wararkii] u dambeeyay weerarkii ka dhacay Masjidka Al Nuur (Sawirro)

0 Visits: 2397 | Friday March 15, 2019 - 10:32:11
Waagacusub.com- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ruux hubeysan uu ka geystay Masjid ku yaala Xaafadda Christchurch ee dalka New Zealand kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Wararkii ugu dambeeyay ee soo baxaya ayaa sheegaya in tirada dhimashaa weerarka ay gaartay ku dhawaad 40 ruux oo ku…

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow "Wasiir Oomaar lacag laaluushi bixi ayaa lagu heystaa"

0 Visits: 0 | Friday March 15, 2019 - 01:31:16
DAAWO Dahir Alasow "Wasiir Oomaar lacag laaluushi bixi ayaa lagu heystaa"

Read More »

[Kenya] oo dhistay 10km oo ah gidaarka xadka Soomaaliya, balse fadeexad ayaa ka taagan

0 Visits: 1911 | Thursday March 14, 2019 - 20:26:43
Waagacusub.com- Dowladda Kenya waxa ay markii hore ku dhawaaqday in ay darbi 700km ah ka dhisi doonto xadka ay la wadaagto Soomaaliya, si ay xuduudda u xirto isla markaana u hakiso dagaallameyaasha Al-Shabaab ee uga soo tallaabaya dhinaca Soomaaliya. Balse markii dhismaha la billaabay sannafkii 2015-kii,…

Read More »

[Fransiiska] oo baahiyay xog culus – Maxaa ku qarsanaa heshiiskii Farmaajo iyo Abiy?

0 Visits: 2329 | Thursday March 14, 2019 - 17:53:36
Waagacusub.com- Dawladda Faransiiska iyo Itoobiya ayaa shalay gaaray heshiis dhanka Militariga ah, gaar ahaan taageeridda ciidamada Badda ee Itoobiya samaysanayso kadib bookhasho laba maalmood ah oo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu ku tagay dalka Itoobiya.

Read More »

[DEG DEG] Qarax Xoogan oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho iyo Faah faahino Kasoo Baxaya

0 Visits: 1360 | Thursday March 14, 2019 - 12:14:10
Waagacusub.com- Qarax gaari hoosta looga soo xiray ayaa goordhaw ka dhacay Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Daarta Tree Biyaano iyo Isgooska Shaqaalaha.

Read More »

[Xoghayaha Guud] ee Qaramada Midoobey oo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Afrika

0 Visits: 1283 | Thursday March 14, 2019 - 11:05:49
Waagacusub.com- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa magacaabay Ergey cusub oo u qaabilsan Geeska Afrika, kaasoo ah khabiir shaqooyin badan ka soo qabtay Qaramada Midoobey.

Read More »

[DAAWO:] Soomaaliya oo Laga Mamnuucay Diyaarado[✈]Dunida Caanka ah !

0 Visits: 0 | Wednesday March 13, 2019 - 13:19:48
HAREED

Read More »

[DAAWO] Safarkii Dahir Alasow ku tegay Muqdisho

0 Visits: 0 | Wednesday March 13, 2019 - 05:39:22
DAAWO Safarkii Dahir Alasow ku tegay Muqdisho

Read More »

[Daawo] Dahir Alasow iyo Fanaanka Suldaan Seeraar maxaa kala qabsaday?

0 Visits: 0 | Wednesday March 13, 2019 - 05:22:10
Daawo Dahir Alasow iyo Fanaanka Suldaan Seeraar maxaa kala qabsaday?

Read More »

[DAAWO LIVE] Shaadiya Sharaf,Qaali Ladan,Nadiiro Nayruus Ft Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Wednesday March 13, 2019 - 05:00:10
DAAWO LIVE Shaadiya Sharaf,Qaali Ladan,Nadiiro Nayruus Ft Dahir Alasow

Read More »

[Mid ka mid ah ] hormuudkii dagaal beeleedyada dalka oo xil lagu abaal-mariyey

0 Visits: 2805 | Tuesday March 12, 2019 - 20:42:02
Waagacusub.com- C/llaahi Axmed Waafow ayaa shalay loo magacaabay Guddoomiyaha degmada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose, waxaana durba magaalada ka bilaawday walaac dhinaca amniga.

Read More »

[Al-Shabaab] oo shaacisay magacyada iyo Beelaha ay kasoo jeedaan dableydii weerartay Hotel Makka Al-Mukarama

1 Visits: 3057 | Monday March 11, 2019 - 12:37:08
Waagacusub.com- Dhaqaaqa Al-shabaab ayaa shaaciyay wareysi laga qaaday Raggii weeraray Hotelka Maka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho.Al-shabaab ayaa mid mid u sharraxay Magaca saddexan, da'diisa ,Qabiilkiisa iyo degaanka uu ku dhashay,waxaana ka mid ahaa;

Read More »

[DAAWO] Biloowgii Dagaalka Argagixisada Ee Somalia? 2006-2019

0 Visits: 0 | Sunday March 10, 2019 - 14:30:24
HAREED

Read More »

Waagacusub TV
Loading...