Wararka

[Dahir Alasow] oo Habargidir u diray talo iyo fariin xasaasiya - 1991- 1994- 2000-2005

0 Visits: 0 | Monday March 04, 2019 - 01:09:19
Habargidireey is xisaabi oo talo xumo dhaafa!! dhalinyarooy magaciina dhawrta oo ka dhiidhiya dhagarta daneeystayaasha.? SI FIICAN U AKHRI QORMADAAN. 1- Madaxweynaha Galmudug waa Habargidir , cidna kursiga naguma heeysato. Axmed Ducaale Geelle Xaaf. 2- Ra'isulwasaaraha Galmudug waa Habargidir cidna…

Read More »

[Ololaha Kenya] ka wado Geeska Afrika oo miro dhalay iyo Farmaajo oo albaabada laga soo xiray [Warbixin Xassaasi ah]

1 Visits: 2307 | Sunday March 03, 2019 - 23:25:16
Waagacusub.com- Labadii asbuuc ee u danbeeysay waxa ay dowlada Kenya ku jirtay olole qorsheysan kaas oo ay dooneyso in ay taageero ugu hesho khilaafka soohdinta Badda ee kala dhaxeeyso dalka Soomaaliya.

Read More »

[DAAWO] Yaa Dilay Maxamed Faarax Caydiid? [Majeerteen Mise Habar-Gidir]

0 Visits: 0 | Sunday March 03, 2019 - 14:17:21
HAREED

Read More »

[Daawo] Fartun Birimo Vs Dahir Alasow - baashaalkii London UK

0 Visits: 0 | Thursday February 28, 2019 - 05:33:50
Daawo Fartun Birimo Vs Dahir Alasow - baashaalkii London UK

Read More »

[DHAGEYSO:] VOA oo Ka Shiftay Sababta Ka Dambeysay in La kufsado Caasho ?

0 Visits: 0 | Thursday February 28, 2019 - 01:56:28
Hareed

Read More »

[DAAWO] Pakistan oo nolosha ku qabtay duuliyahii dagaal ee duqeeynaayey

0 Visits: 0 | Wednesday February 27, 2019 - 21:48:34
DAAWO Pakistan oo nolosha ku qabtay duuliyahii dagaal ee duqeeynaayey

Read More »

[DAAWO XOG:] Yaa Dilay Mohamed Siyaad Barre ?

0 Visits: 0 | Wednesday February 27, 2019 - 15:27:01
hareed

Read More »

[Daawo] shirweynaha Odayaasha dhaqanka Daarood oo Qardho ka dhacay iyo qodobadii laga soo saaray -Kenya ilaa Ethiopia ayey ka tageen

0 Visits: 0 | Tuesday February 26, 2019 - 00:56:46
Daawo shirweynaha Odayaasha dhaqanka Daarood oo Qardho ka dhacay iyo qodobadii laga soo saaray -Kenya ilaa Ethiopia ayey ka tageen

Read More »

[Wararkii ] ugu dambeeyay dad rayid ah oo duleedka Muqdisho lagu laayay

0 Visits: 1844 | Monday February 25, 2019 - 17:14:25
Waagacusub.com- Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu laayay deegaanka Xaawa Cabdi, sida masuuliyiinta deegaanka ay sheegeen

Read More »

[Daawo] hees ISHCALAA QURUXLEEY Dayax Dalnuurshe

0 Visits: 0 | Monday February 25, 2019 - 01:59:27
— Hees Ubaxii Hobyo—— ——————— Alif leyl wa leyl Ifka kumaanan arag Idiloo kale , Inan loo dhigee. ——— Waa ehelu kheyr Ixtiraam gobbeed Lagu abaabiyoo Ehel looga dhigayee ————— Ubax weeye iffoo Hobyo aan ka arkoo Indhaheeygi arkaa Ku ildoogsadayoo Ma iloobi karee,…

Read More »

[Dowlada Somalia] oo fududesay dilkii Xildhibaan Cismaan Boqorre AUN

0 Visits: 3377 | Sunday February 24, 2019 - 15:39:10
Waagacusub.com- Waxaa Shalay lagu dilay Dagmada kaaran ee Gobolka Banadir Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ka mid ahaa xildhibaanada ugu caansan baarlamanka Soomaaliya, wuxuuna xubin baarlamaan ahaa tan iyo dowladdii KMG ahayd.

Read More »

[Labo sano ka dib] mid ka mid ah Wasiiradii kheyre oo arin layaab leh soo bandhigtay

0 Visits: 4984 | Sunday February 24, 2019 - 02:37:11
Waagacusub.com- Maamo Khadra Ahmed Duale. Wasiiradii Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Somalia. Waxaan si sharaf leh muddo dheer uga aamusnaa wax ku saabsan Hassan Ali Kheire.

Read More »

[DHAGYESO:] Yaa Dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ?

0 Visits: 0 | Sunday February 24, 2019 - 00:46:12
HAREED

Read More »

[Daawo] Dahir Alasow oo ka jawaabay faanka Duqa Muqdisho ee dacwadii uu ku guuleeystay Holland

0 Visits: 0 | Friday February 22, 2019 - 20:51:07
Daawo Dahir Alasow oo ka jawaabay faanka Duqa Muqdisho ee dacwadii uu ku guuleeystay Holland

Read More »

[Daawo Wardegdega] -Xaliimo gobaad oo feer lagala daalay iyo shoowgeedii oo foowda ku dhamaaday Muqdisho

0 Visits: 0 | Friday February 22, 2019 - 03:14:01
Daawo Wardegdega -Xaliimo gobaad oo feer lagala daalay iyo shoowgeedii oo foowda ku dhamaaday Muqdisho

Read More »

Waagacusub TV
Loading...