Wararka

[Topnews] Sarkaal Mareexaana oo dhaawacyadii Habargidir ee Kaxandhaale diiday in Garoonka Muqdisho laga dejiyo ?

3 Visits: 4797 | Friday December 28, 2018 - 08:22:39
Waagacusub.com - Maareeyaha garoonka diyaaradaha Muqdisho Cabdi Ashkir oo u dhashay beesha Wagardhac Mareexaan ayaa hor istaagay Ambalaasyo garoonka Muqdisho ka qaadi rabay Saraakiil iyo xoolo dhaqato ku soo dhaawacmay weerarkii Maleeshiyadda Mareexaan ku qaadeen .

Read More »

[Maxad kala socoto] Qorshaha laga leeyahay Dagaladii ka dhacay Kaxandhale & Tuuloyin hoos tago Maxaas ?

1 Visits: 3869 | Thursday December 27, 2018 - 22:51:38
Waagacusub.com- Villa Somalia ayaa dajisay qorshe lagu keenayo Ciidamo badan oo ka kala Socda Eritrea & Ethiopia si ay Qaramada Midowbay ay si dag dag ah u dalbato Ciidamo dheeri ah ayee ku fakireen in Dagalo sokeeya dib loo Abaabulo

Read More »

Wasiir Beyle: Intaan la ansixin miisaaniyadda 2019, away xisaab xirkii miisaniyaddii 2018?

0 Visits: 1434 | Thursday December 27, 2018 - 15:55:43
Waagacusub.com- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo qorsheynta Gollaha Shacabka, oo si aan sharciga waafaqsaneyn loo soo magacaabay isla mariana si ganan sharciga waafaqsaneyn looga saaray…

Read More »

[DHAGEYSO XOG:] Villa Somalia oo Qorsho Cusub u Dajisay Cabdiweli Gaas ??

0 Visits: 0 | Thursday December 27, 2018 - 11:46:09
hareed

Read More »

[Daawo] Jawaabta Dahir Alasow " Abaabulka dagaal ee Xildhibaan Ciyaar jecel ku qaaday Habargidir iyo Ogaadeen"

0 Visits: 0 | Thursday December 27, 2018 - 05:44:50
Daawo Jawaabta Dahir Alasow " Abaabulka dagaal ee Xildhibaan Ciyaar jecel ku qaaday Habargidir iyo Ogaadeen"

Read More »

[Sirculus:] Oromia oo dejisay qorshe ay ku wiiqeeyso awoodda Ogaadeenka Somali Galbeed - guddigga fulinta oo laga saaray xubnahii Ogaadeen ?

0 Visits: 4116 | Thursday December 27, 2018 - 03:47:46
Waagacusub.com - Xeeldheerayaasha Oromia ayaa ku guuleeystay iney guddigga fulinta Xisbiga taladda Somali Galbeed ka saaraan xubnahii u dhashay beesha Ogaadeen si loo wiiqo awoodooda.

Read More »

[Musuq Masuq] abid kii ugu Xuma oo ka Tagan Wasarada Caafimadka

0 Visits: 1994 | Thursday December 27, 2018 - 02:06:44
Waagacusub.com- Wasiirada Cafimadka Dr Fowziya oo labo jibartay iibinta Dawoyinka loogu deeqo Somalia badinkii wuxuu kasoo gaara Hay'Ado Caalami ah ama Dowladaha qaar balse waxaa nasiib daro ah ma gaaro dadkii u bahna taas badalkeda waxaa loo iib geeya Suuqyada wawen

Read More »

[DHAGEYSO:] Hooyo Seygeeda iyo Walaasheed Ku Weysay Qaraxyadi Muqdisho !!

0 Visits: 0 | Wednesday December 26, 2018 - 15:47:18
Hareed

Read More »

[DHAGEYSO:] Goormee Lasii Deyn Doono Muqtaar Roobow iyo … ?

0 Visits: 0 | Tuesday December 25, 2018 - 12:56:46
hareed

Read More »

[Safarka] Cabdi Shire Ciyaar jecel uu ku tagay JigJiga danta ku hoos dugan-colaad qabiil

1 Visits: 5034 | Tuesday December 25, 2018 - 08:10:37
Waagacusub.com- Abdi Shire Ciyaar jecel ayaa u tagay jigjiga in Mustaf Cagajar garab ku siiyo sidii loo ridi lahaa Madaxweynaha Jubba Land Ahmed Madoobe

Read More »

[Daawo] Dahir Alasow muxuu ka yiri isqaawinta Deeqa Afro iyo Shanty kabeer

0 Visits: 0 | Monday December 24, 2018 - 11:15:54
Daawo Dahir Alasow muxuu ka yiri isqaawinta Deeqa Afro iyo Shanty kabeer

Read More »

[Daawo] Duqa Muqdisho Holland ayuu xaflad uga qeybgalayaa - tacadiyada uu geeystayna Guddigga Suxufiyiinta Caalamka ee CPJ ayaa soo bandhigay"

0 Visits: 0 | Monday December 24, 2018 - 10:19:44
Daawo Dahir Alasow "Duqa Muqdisho Holland ayuu xaflad uga qeybgalayaa - tacadiyada uu geeystayna Guddigga Suxufiyiinta Caalamka ee CPJ ayaa soo bandhigay"

Read More »

[Daawo] heestii heeygu oran Erayadda Jaceylka oo saacad gudaheed qabsatay baraha bulshadda - Xidigta Barliin Baremiyo

0 Visits: 0 | Saturday December 22, 2018 - 01:11:14
Hees Heeygu Oran ——————— Ubaxii aan daawan jiray Hadaad shalay ii aheeyd Hadaan aragaaga qura Ayaamo u soomi jiray ———— Anoo aawgaa ildaran Ibtilo waa taad dhigtoo Ibtilo waa taad dhigtee ———————— Heeygu oran Marnaba heeygu oran Erayadda Jaceyl Inankoow heeygu oran…

Read More »

[Daawo] Fanaanadda Deeqa Afro oo Naasa balaqa iyo foolxumadeedii soo bandhigtay

0 Visits: 0 | Saturday December 22, 2018 - 00:50:09
Daawo Fanaanadda Deeqa Afro oo Naasa dhacay iyo foolxumadeedii soo bandhigtay

Read More »

[Daawo Xogta Dahir Alasow] "Mooshinkii Farmaajo oo laga laabtay"?

0 Visits: 0 | Friday December 21, 2018 - 06:44:43
Daawo Xogta Dahir Alasow "Mooshinkii Farmaajo oo laga laabtay"?

Read More »

Waagacusub TV
Loading...