Wararka

[20 qof dhimasho Sawiro iyo xog] qaraxii -weerarkii Al-Shabaab ku dileen Sheekh Cabdiweli Afyare

0 Visits: 13137 | Monday November 26, 2018 - 08:52:41
Waagacusub.com - Dad ka badan 20 qof ayaa ku dhintay qarax ismiidaamina iyo weerar kooxda Al-Shabaab ku qaadeen guriga Sheekh Cabdiweli Cali Cilmi Afyare ee koofurta Galkacyo.sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen saraakiisha Ciidanka Galmudug oo goobta tegay.

Read More »

[Wardegdega Daawo] Al-Shabaab oo qarax iyo weerar toosa ku dilay Sheekhii Galkacyo ka waday ?

0 Visits: 0 | Monday November 26, 2018 - 07:42:54
Daawo Al-Shabaab oo qarax iyo weerar toosa ku dilay Sheekhii Galkacyo ka waday ?

Read More »

[Topnews:-] Falkii ugu xumaay ee Jigjiga ka dhacay shalay ?

0 Visits: 4151 | Monday November 26, 2018 - 07:22:47
Waagacusub.com - Dhalinta careeysan ee beesha Jidwaaq ayaa burburiyay Maqaayad uu shaah ku iibin jiray nin Jigjiga mehradiisa looga yaqaan SHAAHA NINKA oo qabiil ahaan u dhashay beesha Ogaadeen.

Read More »

[Daawo] gabadh seddex bilood lagu shukaansaday magaca Dahir Alasow oo jaceyl la ildaran - Facebook bugga

0 Visits: 0 | Monday November 26, 2018 - 02:11:59
Daawo gabadh seddex bilood lagu shukaansaday magaca Dahir Alasow oo jaceyl la ildaran - Facebook bugga

Read More »

[Akhri] dukumiinti cadeeyay musuqmaasuqa Wasiir Beyle heerka uu gaaray iyo lacagaha uu bixiyay ?

0 Visits: 2727 | Sunday November 25, 2018 - 23:25:22
Waagacusub.com - Heerka musuq-maasuqa wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa maraya meel aad u sareysa, waxaana soo baxay caddeymo muujinaya ku xadgudub hanti dadweyne oo caqliga ka baxsan.

Read More »

[DHAGEYSO:] Muuse Biixi oo Fariin Hanjabaad ah u Diray CabdiWali Gaas?

0 Visits: 0 | Sunday November 25, 2018 - 11:56:31
Hareed

Read More »

[Daawo] shiishahan Askari Jubaland ah oo sii jeed ku toogtay caag wiil gacanta ku hayey iyo halista uu galay wiilkaas

0 Visits: 0 | Saturday November 24, 2018 - 05:40:03
Daawo shiishahan Askari Jubaland ah oo sii jeed ku toogtay caag wiil gacanta ku hayey iyo halista uu galay wiilkaas

Read More »

[Daawo] Score cusub - Khadar Keyow Sacdiyo Siman iyo Qaali Ladan oo dib u metelay Magool - Hiba Nuura iyo Mooge

0 Visits: 0 | Saturday November 24, 2018 - 03:29:05
Daawo Score cusub - Khadar Keyow Sacdiyo Siman iyo Qaali Ladan oo dib u metelay Magool - Hiba Nuura iyo Mooge

Read More »

[Daawo] hees lagu sameeyay Lahjadda Abgaal Cismaan oo Hindi la moodo ?

0 Visits: 0 | Friday November 23, 2018 - 06:44:05
Daawo hees lagu sameeyay Lahjadda Abgaal Cismaan oo Hindi la moodo ?

Read More »

[Daawo] gabdha reer Muqdisho ah oo Dayax dalnuurshe si xun u garbaashay - Cabdi Goodyo ka soo baxay Xamar

0 Visits: 0 | Friday November 23, 2018 - 04:00:28
Daawo gabdha reer Muqdisho ah oo Dayax dalnuurshe si xun u garbaashay - Cabdi Goodyo ka soo baxay Xamar

Read More »

[Kiiska ]musuq-maasuqa ee xukuumadda Kheyre oo ka ballaaran inta la shaaciyey'

0 Visits: 1774 | Thursday November 22, 2018 - 17:54:05
Waagacusub.com- Musuq maasuqa uu baarlamanka Soomaaliya ku helay xukuumadda ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu warramayaa inuu ka ballaaran yahay inta illaa iyo hadda la shaaciyey, islamaarkaana uu socdo baaritaan dheeri ah.

Read More »

[Sirculus] Sidee loo diyaarshay weerarkii ismiidaaminta Hotel Sahafi Muqdisho iyo shaqsiyaadkii abaabulay ?

2 Visits: 5954 | Thursday November 22, 2018 - 06:00:27
Waagacusub.com - Macluumaad hoose ayaa tilmaamaya in kooxdii iyo Sadaxdii gaari ee Qaraxyada fulisay 09-kii November 2018 ee lagu weeraray Hotel Saxafi Muqdisho iyo dableydii wadada u furtay ay ahaayeen qorshe ay wada dejiyeen NISA iyo Amniyaatka Al-Shabaab ee gobolka Banadir.

Read More »

[Dhageyso] colaadda Ethiopia ka aloosan iyo halista ay wajaheen ee burburkooda

0 Visits: 0 | Wednesday November 21, 2018 - 07:37:00
Xisbiga TPLF oo hogaamin jiray taxaafulka EPRDF oo dalka Ethiopia soo maamulayey muddo labaatan sano ka badan ayaa eed kulul u jeediyey xukuumadda cusub ee hormoodka ka yahay RWe Abiy Ahmed. Ugu yaraan, 79 isugu jira saraakiil dhinaca amniga ah iyo ganacsato oo badidoodu qowmiyadda Tigreyga ah ayaa…

Read More »

[Dhageyso] Wasiir beyle oo ka hadlay fadeexadii lacagtii uu xaday ee 20-ka Milyan dollar

0 Visits: 0 | Wednesday November 21, 2018 - 07:37:00
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka Jawaabay Warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka, taasi oo eedeyn loogu jeediyay Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka ayaa sheegay in Hay'adda Maaliyadda ee Golaha Shacabka ay xaq u leedahay…

Read More »

[DHAGEYSO:] Ujeedka Qarsoon ee ka Dambeeya Safarka Jawaari ee Baydhaba ?

0 Visits: 0 | Wednesday November 21, 2018 - 02:52:16
hareed

Read More »

[DHAGEYSO:] Nin iyo Xaaskiisa oo Loogu Dilay Muqdisho[+Yaa Dilay !?]

0 Visits: 0 | Tuesday November 20, 2018 - 19:10:50
Hareed

Read More »

[Daawo] Madaxweynaha maamulka Tigray Ethiopia oo shacabkiisa ugu baaqay iney hubka qaataan oo difaacaan Isir beegsiga iyo weerarka Oromadda ku heeyso Tigreega

0 Visits: 0 | Tuesday November 20, 2018 - 10:07:09
Madaxwaynaha deegaanka tigrayga oo kahor yimid faragalinta oromadu ku samaysay xubno kasoojeeda qoomiyada tigrayga Madaxwaynaha deegaanka tigray mudane debresion ayaa sheegay inay dawlada federalku ku khaldantahay xadhiga jeneral kifne iyo xubnihii kale ee tigrayga ahaa ee xabsiga loo taxaabay maalmihii…

Read More »

[Labo sawir oo taariikh fog ka turjumaya] -Taliyahii Somali Galbeed Cawale Kalab oo goboladda dhexe u dhashay iyo Boqortooyadii Olol Diinle.

0 Visits: 6185 | Tuesday November 20, 2018 - 09:15:51
#Taariikhda ayadaa isa sheegta !! Waagacusub.com - Sawirka 1aad waa wafdi #Soomaaliyeed oo booqasho ku tagay dalka Talyaaniga sanadii 1938, waxaa wafdiga hogaaminayay #Suldaan_Olol_Diinle AUN oo xukumayay Qaybo ka mid ah Dhulka Soomaali galbeed oo xarun u ahayd magaalada #Qalaafe, waxaa Wafdiga ka mid…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...