Wararka

[Somaliland]: Mucaaradka Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Dhageysato Telefoonnada

0 Visits: 1088 | Saturday October 27, 2018 - 15:33:26
Waagacusub.com- Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ayaa cambaareeyay qalab ay sheegeen in ay soo iibsatay xukuumadda Somaliland kaasi oo ay sheegeen in lagu dhagaysanayo codadka telefoonnada muwaadiniinta, hoggaamiyeyaasha mucaaridka ah iyo diblomaasiyiinta. War qoraal ah oo xisbiga UCID soo saaray…

Read More »

[Xog]: Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo suuq yeeshay iyo loolan adag oo ka socda magaalada Baydhaba

0 Visits: 1321 | Saturday October 27, 2018 - 15:29:03
Waagacusub.com- Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegayo inuu halkaas ka socdo loolan adag oo u dhaxeeyo musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Maamulkaas.

Read More »

[Daawo] tuugadii ugu caqliga xumeeyd oo Ninka leh dukaan ay dhacayeen ku yiri hadhoow soo laabta marka lacag badan la shaqeeyo

0 Visits: 0 | Saturday October 27, 2018 - 10:48:03
Burcad hubaysan ayaa galay dukaan. Mulkiilihii ayaana ka dalbaday in ay soo laabtaan marka uu lacag intan ka badan gado, sidii ayayna yeeleen… Waxay u muuqataa in ay kaftan tahay, balse mulkiilaha dukaan ku yaalla Biljamka ayay arrintaas si run ah ugu dhacday. Lix ruux oo raba in ay dhacaan dukaanka…

Read More »

[Qaxootigii]: ugu badnaa oo ku Qulqulaya Xuduuda Mareykanka iyo Ciidan loo diray.

0 Visits: 1858 | Friday October 26, 2018 - 14:53:00
Waagacusub.com- Ayada oo koox muhaajiriin ah oo ka yimid dalalka bartamaha Amerika ay kusoo socdaan xuduudda waqooyi ee Mexico, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa uu rajadooda ah inay soo galaan Mareykanka ugu yeeray "xaalad qaran oo deg deg ah".

Read More »

[Sawirro]:-Wufuud Caalami Ah Oo Soo Gaartay Muqdisho

0 Visits: 2284 | Friday October 26, 2018 - 13:46:34
Waagacusub.com- Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa Maanta soo gaaray wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka,waxana soo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya. Wafdiga Maanta soo gaaray Magalada Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah Boqortooyada Sacuud Carabiya, Turkiga iyo…

Read More »

[Hub]: loo waday Somalia oo gacanta lagu dhigay (Warbixin)

0 Visits: 2181 | Friday October 26, 2018 - 12:19:50
Waagacusub.com- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay baareyso Hub farabadan oo ay gacanta ku dhigeen Ciidanka Maraykanka ee jooga xeebaha Somalia iyo Yemen.

Read More »

[Topnews] Ciidan ka madaxbanaan dowladda iyo xisbi siyaasadeed - Dhuusamareeb waraa jiri doonee wiishka lee ha yeero ?

1 Visits: 3376 | Thursday October 25, 2018 - 22:49:51
1. Madaxweyne Maamul Goboleed. 2. Madaxweyne Madaxweyneyaal Maamul Goboleed. 3. Maamul iyo ciidan ka madax banaan midka Dowlada Dhaxe. 4. Xisbi siyaasadeed oo dagaal siyaasadeed lagu dhisay. Dadna la iskaga celinayo. 5. Shirweyne kulminaya mucaaradka iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada.

Read More »

[Saalax ]Jamaal Khashoggi Oo Haysta Dhalashadda Maraykanka Oo Gaaray Washington

0 Visits: 2605 | Thursday October 25, 2018 - 22:43:29
Waagacusub.com- Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Safar uu Magalada Washington ku tagay Wiilka uu dhalay Jamaal Khashoggi. Wakaalladda Wararka ee REUTERS oo soo xigatay ehelo ku dhow Qoyska Jamaal Khashoggi ayaa baahisay in Saalax Jamaal oo ah curudka Saxafigii la dilay uu xalay (Arbaco) ka…

Read More »

[Agaasimaha CIA]: Ms Haspel oo dhagaystay codad laga duubay dilkii Khashoggi

0 Visits: 2714 | Thursday October 25, 2018 - 15:15:34
Waagacusub.com- Agaasimaha CIDda dalka Maraykanka Gina Haspel ayaa dhagaysatay codad la sheegay in laga duubay dilkii saxafiga Khashoggi. Ms Haspel ayaa loo oggolaaday inay codadkan dhagaysato xilli ay booqanaysay horaantii toddobaadkan dalka Turkiga sida ay shaaciyeen warbaahinta dalka Turkiga iyo…

Read More »

[Madaxda]: Maamul goboleedyada oo sameystay Xisbi siyaasadeed gaar ah

0 Visits: 1375 | Thursday October 25, 2018 - 14:16:03
Waagacusub.com- Madaxda afarta maamul goboleed ee Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa isku raacay inay sameystaan Xisbi siyaasadeed gaar ah, kaddib markii uu u soo gabagaboobay shir afartii cisho ee la soo dhaafay uga socday magaalada Garowe.

Read More »

[Haweeneydii]: u horeysay oo Madaxweyne ka noqotay dalka Itoobiya

0 Visits: 1833 | Thursday October 25, 2018 - 14:10:11
Waagacusub.com- Haweeney ayaa markii u horeysay Madaxweyne ka noqotay dalka Itoobiya, kaddib markii uu is casilay Madaxweynihii dalka Itoobiya Mulatu Tashome.

Read More »

[Daawo Video sira] foolxumadda Xafso Xubi oo Khaat iyo shiishad ?

0 Visits: 0 | Wednesday October 24, 2018 - 23:41:05
Daawo Video sira foolxumadda Xafso Xubi oo Khaat iyo shiishad ?

Read More »

[Wasiirka]: Maaliyada Jubaland oo ka Jawaabay baaqii 2aad ee ka soo baxay Wasiir Beyle.

0 Visits: 1702 | Wednesday October 24, 2018 - 23:37:35
Waagacusub.com- Wasiirka Maaliyada maamulka Jubaland, ayaa ka hadlay qoraal maanta ka soo baxay Wasiirka Maaliyada Somaliya C/raxmaan Ducaale Beyle. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa mar kale looga codsaday maamul goboleedyada inay soo…

Read More »

[Daawo] Fadeexada ku dhacday Tufaax Darajo Jumburo oo xaday hees iyo Haataf Habreeste oo Copyright sheegtay

0 Visits: 0 | Wednesday October 24, 2018 - 22:22:06
Daawo Fadeexada ku dhacday Tufaax Darajo Jumburo oo xaday hees iyo Haataf Habreeste oo Copyright sheegtay

Read More »

[DEG DEG]:-Shariif Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga

0 Visits: 1955 | Wednesday October 24, 2018 - 21:24:57
Waagacusub.com- War Goordhow naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed loo doortay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Read More »

[Boqortooyada Sacuudiga]: oo qaaday tallaabo ka dhan ah wiilka Jamal Khashoggi

0 Visits: 2972 | Wednesday October 24, 2018 - 16:12:44
Waagacusub.com- Iyadoo ay xiisad ka dhalatay dilka Suxufiga Jamaal Khashoggi ayaa waxaa hadana soo baxaaya in maamulayaasha Sacuudiga ay culeys ku hayan xubnaha qoyska Saxafiga ee ku sugan gudaha Sacuudiga.

Read More »

[Mooshin]: ka dhan ah Farmaajo oo Muqdisho ka socdo iyo Maamul Goboleedyada oo kusoo biiray

0 Visits: 2469 | Wednesday October 24, 2018 - 14:34:19
Waagacusub.com- Waxaa maalmihii dambe Magaalada Muqdisho ka socday mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasoo ay wadaan Xildhibaano iyo siyaasiyiin mucaarad ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

[Soomalida Kenya] :oo lagu amray bixinta magta dadka ay dilaan AL-SHABAAB

0 Visits: 1845 | Wednesday October 24, 2018 - 14:08:01
Waagacusub.com- Hoggaamiyayaasha Gobolka Soomaalida ee ay maamusho Kenya ayaa kulan labo maalmood ah oo ay kaga hadlayeen xagjirnimada iyo sida loo dhimi karo waxaa ay ka soo saareen qodobo dhowr ah.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...