Wararka

[Xaaf]:Waxaan Jeclaan lahaa in Golahu Sameysto Ciidamo u gaar ah, Oo Laga Maarmo SNA

0 Visits: 1095 | Sunday October 21, 2018 - 17:45:52
Waagacusub.com Axmed Geelle Xaaf, madaxweynaha Galmudug oo ka hadlayey shirka 4aad ee golaha dowlad goboleedyada uga socda Garoowe ayaa ku dheeraaday sida ay dowladda dhexe u hurineyso dhibaatada Galmudug, gaar ahaan waxa ka socda Cadaado.

Read More »

[MW Axmad Madoobe:] " cid gooni ah go'aan kama gaari karto qaabka doorasho dalka uga dhaceyso, horay uma dhici, mana dhici doonto , taladda dalka

0 Visits: 1176 | Sunday October 21, 2018 - 17:31:13
Waagacusub.com Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa maanta khudbad qiiro leh ka jeediyay furitaanka shirka Dowlad Goboleedka ee ka furmay magaalada Gawowe. MW Axmed ayaa sheegay in dalkii faraha ka sii baxayo keeni doontana in bur-bur hor leh dalka ka dhaco. Madaxweynaha ayaa ku nuux nuuxsday sida loogu tagri…

Read More »

[Dhageyso] Gudoomiyaha aqalka sare oo eedeeyay Madaxda dowladda dhexe lana saftay maamul goboleeydadda

0 Visits: 0 | Sunday October 21, 2018 - 10:14:26
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Soomaaliya Md. Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka hadlay dadaallada ay ku doonayeen inay ku soo afjaraan khilaafaadka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada qaar. Cabdi Xaashi ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya iyo reysal wasaaruba inay aqbalaan…

Read More »

[Infaaq:] Maxaad ka taqaan lacagta aan zakada ahayn ee Al-Shabaab ay ka qaado beelaha iyo ganacsatada

0 Visits: 2536 | Saturday October 20, 2018 - 23:05:04
Waagacusub.Com Sida uu qoray machadka daraasaadka amni ee Hiraal, Al-Shabaab waxa ay ku tiirsan tahay lacagaha Zakada iyo canshuuraha kale ee ay ka qaaddoo dadka Soomaaliyeed, hase yeeshee mararka qaar waxaa dhacday in lacagta yaraato, oo ay awoodi weyso inay bixiso mushaharka shaqaalaha aan sirdoonka…

Read More »

Golaha Aqalka sare oo Farmaajo iyo Kheyre u qabtay muddo Seddex cisho ah

0 Visits: 2373 | Saturday October 20, 2018 - 20:14:42
Waagacusub.com Kadib shir Jaraa'id uu ku qabtay Gudaha Muqdisho Guddoomiyaha aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxa uu kaga hadlay halkii uu ku dambeeyay dhex dhexaadintii Aqalka Sare uu ka dhex waday Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

Read More »

Maamulayaal School oo Muqdisho lagu dilay iyo magacyadooda

0 Visits: 3102 | Saturday October 20, 2018 - 19:05:58
Waagacusub.com wararka ka imaanaaya Xaafadda Suuqa Xoolaha Degmadda Heliwaa ayaa ku waramaya in Kooxo hubeysnaa ayaa caawa halkaas ku dileen Maamulayaal Iskuul.

Read More »

Xog: Qodobada laga filayo shirka madaxda maamul goboleedyada ee Garowe

0 Visits: 2613 | Saturday October 20, 2018 - 15:06:19
Waagacusub.Com Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu shir uga furmo magaalada Garowe, kaasoo ahaa mid horay loo qorsheeyay.

Read More »

[DHAGEYSO:]400 Arday oo Soomaali ah oo ku Xaniban Dalka Turkiga[+Sababta?]

0 Visits: 0 | Saturday October 20, 2018 - 11:38:06
HARED

Read More »

Dowladda Sacuudiga oo xaqiijisay dhimashada Jamal Khashoggi, shaacisayna qaabkii uu ku dhintay

0 Visits: 2532 | Saturday October 20, 2018 - 02:45:34
Dowladda Sacuudiga oo xaqiijisay dhimashada Jamal Khashoggi, shaacisayna qaabkii uu ku dhintay

Read More »

[DHAGEYSO:]Madaxweyne Xaaf Oo Amar Cusub Siiyay Ciidamada Galmudug?

0 Visits: 0 | Friday October 19, 2018 - 15:33:50
Hraed

Read More »

[Wardegdeg] Ciidamada AMSIOM Oo Gadiidka Gaashaaman Dul Marsiiyay Caruur Aan Qaan Gaarin +Daawo Sawiradda

0 Visits: 2909 | Thursday October 18, 2018 - 12:52:56
Waagacusub.com Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gadiidka ciidmada Amisom oo jiiray laba caruur ah oo aan qaan gaarin, xili ay marayeen Xaafada Xaawa Taako ee degmada Balcad.

Read More »

[Topnews] MAGACYADA & BAASABOORADA KUWII DILAY WARIYE KHASHOGGI: Qunsulkii Sacuudiga oo Cararay Iyo Arrimo Kale!

0 Visits: 5960 | Thursday October 18, 2018 - 06:41:24
Waagacusub.com - Waxaa garoonka Atatürk ee Istanbul ka dhoofay Qunsulkii Guud ee Sacuudiga u fadhiyay Isntabul Maxamed al-Cuteybi. Al-Cuteybi lama arag tan iyo markii ay soo baxday fadeexadda dilka wariye Jamaal Khashoggi 2dii bishan October 2018. Sirdoonka Turkida ma aysan qaban, waayo wuxuu heystaa…

Read More »

[Topnews] Muuqaalka Ninkii Jarjaray Wariye jamal khashoggi oo dadkii la joogay ku amray iney Music ?

0 Visits: 8522 | Thursday October 18, 2018 - 06:33:13
Waagacusub.com - Sawirkaan waa ninkii jarjaray khaashoqji, waxa la yiraahdaa Dr.Salaax Al-Dubayqi waa Dhakhtar qaabilsan (Caafiimaadka sharciga )oo ka tirsan ciidanka ammaanka Saudi Arabia.

Read More »

[Dhageyso:] Xasan Sheekh "Dowlada Farmaajo hal way igaga wanaagsan tahay, labana way igaga liidataa"

0 Visits: 0 | Thursday October 18, 2018 - 04:41:24
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey idaacadda VOA, isaga oo ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo xisbi siyaasadeedkii uu dhowaan sameystay. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda madaxweyne Farmaajo ku dhaliilay arrimo…

Read More »

[Topnews:] Ethiopia Airlines oo Somalia ka shaqo biloowday ?

0 Visits: 1423 | Thursday October 18, 2018 - 04:12:44
Waagacusub.com - Ethiopian Airlines, ayaa lagu wadaa in ay dib u soo celiso duulimaadyadii Muqdisho bisha November muddo 40 sano ah kadib, arrintan oo imaaneysa 3 bil kadib markii ay dib u bilowday duulimaadyadii Eritrea.

Read More »

[Sawirro:] Ciidamo Xabadeeyey Xildhibaan Mahad Salaad, Kana Hor Istaagay Inuu Shaqada Aado

0 Visits: 3124 | Wednesday October 17, 2018 - 14:03:19
Waagacusub.com- Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ah oo joogay isgoyska Zoobe, ee KM5 ee magaalada Muqdisho ayaa saaka waddada ka xirtay Mahad Salaad oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyaga oo ka hor istaagay inuu shaqada aado.

Read More »

Wasiirrada arimaha dibadda Itoobiya iyo Ereteria oo gaaray Muqdisho

0 Visits: 1313 | Wednesday October 17, 2018 - 11:54:15
Wasiirrada arimaha dibadda Itoobiya iyo Ereteria oo gaaray Muqdisho

Read More »

Waagacusub TV
Loading...