Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo diiday inuu xasuuqa Kenya ka hadlo -ku xigeenkiisa muxuu yiri? Ogaadeen Vs Mareexaan ?

01 July 2013 Waagacusub.com-Wasiirka Warfaafinta Dowladda Somalia Mr Ciilmooge ayaa diiday inuu qabto shirkii Jaraa''id ee lagu eedeeyay in Ciidamadda kenya la safteen Jabhada Raaskambooni.

Wasiirka oo u dhashay beesha Ogaadeen wuxuu uldheer iskaga fogeeyay inuu ka hadlo xasuuqa Ciidamadda Kenya ka geysteen Kenya,waxaana taasi qasabtay in Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Abdishakuur Ali Mire oo u dhashay beesha Mareexaan la hadlo Saxaafadda .

Abdishakuur Ali Mire wuxuu xasuuqa Kismaayo uga hadlay si geesinimo leh,oo Somalinimo ku jirto laakiin hadalkiisa wuxuu ku beegan yahay xilli la hagraday beelaha degan Jubooyinka ee Somalinimadooda loo xasuuqay.
Xukumadda Federalka Somalia waxaa looga fadhiyaa inay si deg dega dalka uga saarto Ciidamadda gumeeysiga Kenya ee shacabka Soomaaliyeed sida arxandarada u xasuuqay,waana nasiibdaro in gumaadka gumeysiga ee kismaayo lagu daawaday beelaha Mareexaan iyo Cawramale.
Dowladda Federalka Somalia waxay karti daradeeda gaartay in abaanduulahii Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ee Jubooyinka Korneyl Cabaas laga afduubto Kismaayo,oo Kenya ku xiran yahay.
Wadaniyiinta Soomaaliyeed waxay Ra''isulwasare Saacid ugu baaqeen inuu si degdega xilka uga qaado Wasiir Ciilmooge maadama uu qabyaalad darteed faraha uga laabtay shaqadii loo igmaday.
Dowladda Federalka Somalia beelaha dagaalka kula jira gumeeysiga Kenya marnaba taageero dhaqaale,mid diblomaasiyadeed iyo mid gaashaandhig ma siinin taasina waxay Calaamatu su-aal saartay qadiyada Dowladda Somalia ee ilaalinta Qaranimadeena.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3