Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Taliska Boliiska Galmudug oo Wasiir Baasto la xiriirshay Samafalayaashii la afduubay”Cadeeyn”Cod.

01 Nov 2011 Waagacusub.com-Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Galmudug Cabdi Xasan Qooreey ayaa Shir Saxaafadeed uu ku qabtay Magaaladda Galkacyo ka shaaciyay in Wasiir ku xigeenka Amniga iyo Arrimaha gudaha Galmudug Axmed Baasto uu ku lug lahaa afduubkii lagu afduubtay Muwaadiniintii Mareykanka iyo Denmark ee ka shaqeeynayay Hay’adda DDG. Halkaan ka dhageyso Codka Taliye Cabdi Xasan Qooreey


“Wasiir ku xigeenka Amniga iyo Arrimaha Gudaha Galmudug Axmed Baasto ayaa xabsiga kala baxay labadii nin ee loo soo xiray afduubka ,waxaana arrimahaan ku gacan siiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Xasan Heeyl,sida ku cad warqada uu ku saxiixan yahay,waxaan halkaan ka cadeeynayaa in Axmed Baasto uu ka dambeeyay afduubkii lagula kacay labadii Samafalayaasha u shaqeeynayay DDG,waxaan heeynaa Cadeeyn buuxda”ayuu yiri Taliye ku xigeenka Boliiska Galmudug Cabdi Xasan Qooreey.
Halkaan ka akhri Warqadda uu saxiixay Gudoomiye Heeyl.


Taliye ku xigeenka boliiska Galmudug wuxuu yiri “ Axmed Baasto iyo Xasan Heeyl ayaa noo soo qoray Warqad ay ku dalbanayaan in dimbiilayaashii afduubtay ajnabiyiinta lagu wareejiyo si ay ugu xirtaan qol gaara,oo ay ilaalo gaara u sameeystaan kuwaas oo aan aheeyn Ciidanka Boliiska,sidaas ayaana ugu wareejinay kadibna waa la baxeen habeenkii oo labadooda Ooda ayey ka qaadeen” ayuu yiri Taliye Cabdi Xasan Qooreey.
Taliye Qooreey wuxuu Axmed Baasto ku sifeeyay nin aan dowladnimo waxba ka aqoon balse dhaqankiisu yahay hab Mooryaanimo.
“Shacabka Galmudug waxaan u sheegayaa in lacag dhan konton kun oo dollar lagu qaatay dimbiilayaashii laga sii daayay Xabsiga,waxaana ka shaqeeyay Wasiir ku xigeenka Amniga iyo Arrimaha Gudaha Galmudug Mr Axmed Baasto”ayuu yiri Taliye ku xigeenka.
Axmed Baasto ayaa ka mid ahaa Mooryaantii Isbaaraada u oolin jirtay Muqdisho,waxaana dad badan la yaabeen markii uu Caalin ka dhigay Wasiir ku xigeenka Amniga iyo Arrimaha Gudaha Galmudug.
Dad badan ayaa aaminsan in Axmed Baasto fali doono wuxuu doono inta uu xilka Madaxweynenimada Galmudug ku magacaaban yahay Maxamed Axmed Caalin oo ay isku reer yihiin.
Maamulada Somalia waxaa karaama dilo qabyaalad iyo musuqmaasuq ,waana tan qasabtay in Caalin uu Axmed Baasto ka dhigo Wasiir iyo Afhayeenka Maamulka halka uu mudnaa in loo sameeyo dhaqancelin.


Daawo Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3