Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Hay’adaha WFL iyo AYUUB oo Maalgeliyay dagaalkii Marko - Maxaad ka taqaan qabqablayaasha cusub?

31 March 2013 Waagacusub.com-Maliishiyo beeleedka maalmahaan dagaalada ka waday Magaalada Marko iyo Nawaaxigeeda ayaa la xaqiijiyay inay maalgeliyeen Madaxda hay’adaha WFL iyo AYUUB ee Magaalada Marko.


Madaxda Hay’adahaas oo ay ka mid yihiin Xasanow Mustaf, Siid Cali, Cabdow Badoolyo, Cabdiraxiin Muuse Abshir iyo Nin lagu Magacaabo Mudane ayaa isku bedelay Qabqablayaal Dagaal.

Shaqaalaha Hay’adahaan WFL iyo AYUUB oo xiriir dhow la leh madaxda Alshabaab lana horena u maalgelin jiray Maliishiyaadka Alshabaab xiligii ay haysteen magaalada Marko ayaa dhaqaalahii Hay''ada ee Samafalka loogu tala galay ku maalgeliyay dagaaladii ugu dambeeyay taas oo ka dhigan sheekada ugu hadal heynta badan Magaalo xeebeedka Marko.
Dagaal oogayaalka cusub ee maamula WFL iyo AYUUB ayey Saraakiisha Nabadsugida ku eedeeyeen inay hub u gedeen Maleeshiyaadkii weeraray madaxda Maamulka Shabeeladda hoose.
Isku dayga Xasanow Mustaf, Siid Cali, Cabdow Badoolyo, iyo Cabdiraxiin Muuse Abshir ayaan ahayn mid hada bilaabatay ,waxayna Marko abaabulada nuucaana ka fulin jireen ilaa sagaasamaadkii.
Qabqablayaasha Hay’adaha WFL iyo AYUUB ayaa la shaqeeynaya niman ay isku beel yihiin oo ku sugan Magaalada Xamar, nimankaas oo uu Ka mid yahay nin sheegta Madaxweynaha udubland Ibrahin Abdullahi Addo.
Maleeshiyaadka qabqablayaasha Hay’adaha WFL, AYUUB, Shabaab iyo Maamul ku sheega Udubland ayaa magaalada Marko waxay ka degan yihiin xerada AYUUB, IIMAAN CENTER, Xafiiska WFL iyo guriga IBROW.

By Canab Ibrahim

MarkaCadeey

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3