Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka qaaday taliyahiisa Sirdoonka!

04 Janaury 2012 Waagacusub.com- Madaxweyne Ahmed Mohamed Siilaanyo oo cadaadis adkeynta amaanka xaduuda kala kulmayay mudo dheer Xukumadda Ethiopia ayaa markii ugu horeeysay taliyaha Sirdoonka Somaliland u magacaabay askari Ethiopia lagu soo tababaray oo lagu magacaabo Jamac Mohamed Botan (Cirro) sida ay Waagacusub u sheegeen ila wareedyo muhiima.

Siilaanyo ayaa la xaqiijiyay inuu xilkii ka qaaday taliyahii hore ee Sirdoonka Somaliland Mohamed Muse Nur (Guute Liqe) oo ay isku raas yihiin balse ah Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii xooga dalka Somalia guutada taangiyada.


Inkastoo taliyaha cusub ee Cirro uu yahay askari aan laheyn waaya aragnimo Sirdoon hadana waxaa la rumeeysan inuu Siilaanyo aqbalay cadaadis mudo dheer Xukumadda Ethiopia ku saareeysay inuu shaqada ka eryo Mohamed Guute Liqe oo ahaa kaariiste lumiyay awoodii adkeed ee Sirdoonka Somaliland.
Lama oga ,waxa uu qaban karo ninka lagu soo tababaray Ethiopia ee laga dhigay taliyaha Sirdoonka Somaliland.
Somaliland waxay safka hore ka gashay maamulada ugu sirdoonka adag geeska Afrika hasse yeeshee markii maamulka uu la wareegay Siilaanyo waxaa meesha ka baxay hay’adahii lagu kalsoonaa ee Sirdoonka Somaliland.

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

 

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

 

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3