Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Madaxweyne Garguurte walaashiis oo ka mida Marqaatiyada Wariye Koronto +Dukumiintiga akhri


05 Febraury 2013 Waagacusub.com- Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay Dukumiinti cadeeynaya in haweeneey la dhalatay Madaxweyne Hassan Mohamud Alasow oo lagu magacaabo Nuurto Mohamud Alasow ka mid tahay dad loo diyaariyay inay marqaati beena ku furan shann Maxaabiisa oo ay ku jiraan gabadh la kufsaday iyo Wariyahii wareeystay oo dhamaantood ku xiran Xabsiga Muqdisho.


Gabadha la kufsaday oo 27 Jir ah waxaa lagu magacaabaa Luul Cali Cusman halka Wariyaha Wareystana oo 25 Jir ah la yiraa Cabdi Casiis Cabdi Nur Ibrahim.
Arrinta la yaabka leh waxay tahay in Madaxweyne Garguurte Walaashiis ka mid tahay shaqsiyaadka ku qoran liiska Marqaatiyaasha.
Sida ku cad Dukumiintiga eedeysanayaasha u xiran xaqdarada waxay dhamaantood ka soo jeedaan gobolka Bay gaar ahaan Baydhabo iyo Buurhakaba taas oo ka dhigan in dadkaas yihiin LOOMA OOYAAN.
Madaxweyne Hassan Mohamud Alasow oo kursiga Madaxtooyada ku fadhiya shan bil ka yar hadii uu bilaabay inuu marag fur beena u adeegsado Walaashii iyo dad u dhashay ehelkiisa waxay su-aashu tahay MAXAA LA FILI KARAA MAALINTA UU NOQDO HOGAAMIYE AWOOD LEH?
Somalia waxaa burburiyay Cadaalad daro sidaas darteed waxaa gudboon in Shacabka Soomaaliyeed ka dhiidhiyaan Cadaalad darada iyo awood ku faanka lagu xiray shanta qof .
Haweeneeyda la xiray ninkii qabay ayaa loo xiray waxaad naagtaada raali uga aheyd inay bixiso Wareysiga ay ku sheegtay kufsiga.
Tani waa arrin murugo leh oo ka marqaati kacday inay Somalia xukunkeeda qabsadeen koox ka arxan daran,kana halis badan Al-Shabaab.
Wariyaha wuxuu cod siiyaa dadka aan codka laheyn sidaas darteed looma xiri karo wareeysi maqal ama muuqaala oo qof dhib sheeganaya uu ka qaaday.
Si kastaba ha ahaatee, Bal si fiican u akhri Dukumiintiga Xeer Ilaaliyaha soo saaray.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3