Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Muxuu Ra''isulwasaraha Gobolada ugu safraa xilliga Madaxweynaha dibada u dhoofo?

05 March 2013 Waagacusub.com- Sheekada xiisaha badan todobaadkaan waxay tahay su-aal ku saabsan sababta Ra''isulwasare Saacid goboladda Somalia u booqda marka Madaxweyne Hassan Alasow dibadda uga baxo.


Xilligii Madaxweyne Garguurte ku jirtay safaradiisii Yurub iyo Mareykanka ayuu Ra''isulwasare Saacid booqday Magaalooyinka Marko iyo Beledweyne taas oo lacagtii ku baxday ku sheegay Hal Milyan iyo Sideed boqol oo Dollar .

Xeeldheerayaashu waxay isweydiinayaan muxuu Ra''isulwasare Saacid safaradiisa goboladda ugu bixi waayay intii uu Madaxweynaha joogay Dalka maxaase lagu tilmaami karaa inuu safar deg dega ku gaalaa bixiyo Galgaduud maalin kadib markii Hassan Mohamud Alasow ka dhoofay dalka.
Xeeldheerayaashu qaar waxay ku kaftameen inuu laba ujeedo mid ka leeyahay.
1- Inuu lacag badan ku cunayo safarkiisa oo joowr fal siyaasadeed ka dhigayo .
2-In faaliyayaashiisa kula taliyeen inuu Goboladda Somalia booqda xilli kastoo Madaxweyne Hassan ka dhoofo dalka.
Sikastaba ha ahaatee Safarada uu Ra''isulwasaraha ku booqdo Magaalooyinka dalka waxay leeyihiin ujeedo maadama lagu beego xilliyada uu Madaxweynaha Dowladda Federalka dibadda u dhoofo.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3