Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Wasiir Ciilmooge oo diiday inuu ka hadlo xaalada Kismaayo -Idaacad uu siiyay Madoobe.

05 April 2013 Waagacusub.com-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Abdullahi Hersi Ciilmooge oo ka hadlayay sanadguuradii aasaaska TV-ga Qaranka ayaa ku dheeraaday sidii Hayadaha Samafalka ka shaqeeya Soomaaliya loola xisaabtami lahaa maadaama uu Dalku ka baxay Kumeel gaarkii,Arintaan uu ka hadlay Wasiirku ayaa ah hawshii wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.


Wasiirka Warfaafinta Ciilmooge oo awood qeybsiga Wasaaradda Warfaafinta ku metela qabiilkiisa Ogaadeen ,ayna isku beel yihiin hogaamiyaha Jabhada RaasKambooni Ahmed Madoobe ayaa khudbadiisa marna uga hadal damaca waalida iyo sharci darada ku dhisan ee Kismaayo.

Waftiyaddii dawladdu u dirtay magaalada Kismaayo ayaa dhamaan gacmo maran kala soo laabtay Kooxda uu hogaamiyo Ahmed Madoobe ee ay Kismaayo ku ilaaliyaan Ciidamada Dalka Kenya oo ka mida AMISOM.
Wasiirka Warfaafinta Ciilmooge oo ka mida Wasiiradda ugu musuqmaasuqa iyo qabyaalada badan Xukumadda Federalka ayaa shaki badan laga bixiyay sababta uu afka uga xirtay xaalada Kismaayo,iyadoo la ogyahay inuu Idaacad FM ah ugu deeqay Jabhada Ahmed Madoobe ee awooda Amisom ku joogta Kismaayo.
Wasiirka Warfaafinta ayaa shacabka Soomaaliyeed sugayaan inuu mawqifka dawladda ku hadlo, kuna celceliyo sida umadda Soomaaliyeed uga soo horjeedo caqabadahaan loo dhigayo Dawladda Soomaaliya.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3