Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Nabadoon Caana oo MARKO lagu dilay

05 April 2013 Waagacusub.com-Maqribnimaddii xalay ayaa Magaalada Marka lagu dilay Nabadoon Maxamud Maxamed Sablaale, nabadoonkaan lagu dilay MARKO xili uu gurigiisa ka soo baxayey gurigaaso ku yaala Xaafada Howlwadaag ee Magaalada Marko.


Nabadoon Sablaale ayaa Magaalada Marka dib ugu soo laabtay xiligii laga xoreeyay Xarakada Alshabaab, nabadoonka ayaa horey lug uga baxay magaalada Marko, xili uu ka shakiyey in joogitaankiisa magaalada Marko qatar uga imaan karto Khawaarijta argagixisada Alshabaab.

Nabadoon Sablaale ayaa muddo sanad ka badan joogay Magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb qaatay shirarkii lagu soo dhisayey Dawladda Federalka Soomaaliya.
Nabadoon Sablaale ayaa ahaa nin nabada ka shaqeeya, wuxuuna si aad ah uga soo horjeeday qalalaasihii dhowaan ka dhacay Magaalada Marko.
Allaha u Naxariisto Nabadoon Sablaale dilkiisa ayaa waxaa geystay dhalinyaro ku hubaysan Bistoolado.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3