Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Xildhibanada Digil & Mirifle oo Madaxweyne Garguurte oo hadlaya ka yaacay -Hanjabaad ?

05 May 2013 Waagacusub.com-Sedexdii Galabnimo 4 May 2013 waxaa Villa Somalia ka dhacay Kulan dhexmaray Madaxweyne Hassan Garguurte,Gudoomiye Jawaari iyo dhamaan Xildhibaanada Digil & Mirifle ee Muqdisho ku sugan.


Kulanka oo la sheegay inuu Madaxweyne Garguurte dalbaday ayaa ku biloowday caro iyo xasarad kadib markii Mudanayaasha golaha Wakiiladda ee Digil iyo Mirifle ka dalbadeen Madaxweynaha inuu ka laabto xilka qaadistii Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed Jeneral Sheekhunaa Maye.
Madaxweynaha Somalia ayaa diiday qodobkaas wuxuuna ka codsaday inay dalbadaan xil kale.

Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ayaa u sheegay Madaxweyne Hassan iyo Gudoomiye Jawaari inay dhawaan baarlamaanka horgeeynayaan Mooshin ka dhana Ra''isulwasare Saacid iyo Gudoomiye Jawaari si ay xilka uga tuuraan.
Madaxweyne Hassan Ulusow ayaa isku dayay inuu xasarada dejiyo hasse yeeshee isagoo hadlaya ayey ka yaaceen,mar qura ka wada kaceen fadhiga.
Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ayaa Saxaafadda la hadlay waxayna sheegeen in lagu xadgudbay awood qeybsigii Dowladda sidaas darteed ay mooshin ka dhana Xukumadda u gudbinayaan Baarlamaanka si Raísulwasare Saacid iyo Gudoomiye Jawaari loo eryo.
Digil iyo Mirifle waxay ku doodeen in Taliyaha Xooga dalka Jeneral Afqarshe uu yahay Hawiye,Taliyaha Boliiska Mr Saacid uu yahay Daarood,Taliyaha Asluubtana Dir .halka Taliyaha Nabadsugida laga dhigay Bashiir Goobe oo beesha Shanaad u dhashay (Madhibaan)
Si kastaba ha ahaatee,Xildhibaanada D&M waxay bilaabeen qorista mooshin ka dhana Ra''isulwasare Saacid iyo Gudoomiye Jawaari,waxaana la wada sugayaa halka xaajadu ku biyo shubato.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3