Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

        Miss Somali Live Chat -Somali Girls - Guurdoon-Sheeko iyo Shukaansi

(English) (Somali) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV)  
 
Waagacusub Independent Somali Journalists Home Media 2010
 

Isweeydiinta ka dhalatay madaxda Ahlusuna iyo faahfaahin buuxda.

Somalida dibadaha ku nool ayaa todobaadyadii tagay isla dhexmarayay isweeydiin la xiriirta qabiilada ay u dhasheen Madaxda Ahlusuna wal Jameeca ee bartamaha Somalia.kadib markii suuqa la gelshay inay dhamaantood isku yihiin hal qabiil.

(English) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV) (Sheeko)

Inkastoo Culumadda Ahlusuna ku shaqeeyn qaab qabiileedka 4.5 hadana si dadka isweeydiinaya u bartaan hogaamiyeyaasha sare ee Ahlusuna waxaanu idiin soo gudbineynaa qabiiladooda.


Madaxda Golaha dhexe Ahlusuna Wal Jameeca
Gudoomiyaha golaha dhexe ee Ahlusuna Wal Jameeca ee goboladda dhexe Sheekh Cumar Sheekh Cabduqadir Aadan wuxuu u dhashay beesha Dir,.wuxuu ahaa Safiirkii Dowladii Maxamed Siyaad barre u fadhiyay dalka Yemen.wuxuu ku dhashay degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud.
Gudoomiye ku xigeenka 1 aad ee golaha dhexe Ahlusuna Sheekh Cabdullahi Cabdi Maxamed,wuxuu u dhashay Beesha Daarood,Harti,Majeerteen.
Gudoomiye ku xigeenka 2 aad ee golaha dhexe Ahlusuna Sheekh Cali Cumar Xareed.wuxuu u dhashay Hawiye,Xawaadle.wuxuu ku dhashay gobolka Hiiraan.
Madaxda Golaha fulinta Ahlusuna Wal Jameeca
Gudoomiyaha golaha fulinta ee Ahlusuna Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow,wuxuu u dhashay beesha Hawiye,Habargidir,Ceyr,wuxuu ku dhashay degmadda Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Gudoomiye ku xigeenka 1 aad ee golaha fulinta Sheekh Cumar Cali Rooble,wuxuu u dhashay Hawiye,Abgaal,Waceysle,wuxuu ku dhashay degaanka Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.
Gudoomiye ku xigeenka 2 aad ee golaha fulinta Sheekh Maxamed Maxamud Yusuf,wuxuu u dhashay Daarood,Mareexaan,wuxuu ku dhashay degaanka Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Ahlusuna waxaa ugu sareeyo golaha Marjaca,oo ka kooban 7 Sheekh,oo Caalima,waxaana idiin soo gudbin doonaa magacyadooda iyo qabiiladooda.
06 Febaury 2010 Waagacusub Media

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

Chat Miss Somali
Chat Miss Somaliland