Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Wariyeyaal caana oo Universal TV ka tegay - waxay furteen Kalsan TV


06 Febraury 2013 Waagacusub.com- Wariye Abdulkadir Nadara ayaa Waagacusub.com u xaqiijiyay in isaga iyo Ridwaan Xaaji Cabdi Wali si rasmiya uga tageen Universal TV.


Abdulkadir Nadara oo ka mida Wariyeyaasha waaweyn ee Universal Tv dartiis bilooyin ugu xirnaa Muqdisho wuxuu ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo sababta shaqo ka tegistiisa.
Ridwaan Xaaji oo aan telefoon kula xiriirnay dhinaciisa ka gaabsaday sababta uu shaqada Universal Tv uga tegay hasse yeeshee ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay in Telefishin ay Saami ku leeyihiin uu si rasmiya hawada u soo geli doono 1 March 2013 taas oo maalmo kaliya naga xigaan.

Telefishinka cusub oo lagu magacaabo Kalsan TV waxaa la sheegay inay wada furteen qaar ka mida Shaqaalaha Universal Tv kuwaas oo iskugu jira Wariyeyaal iyo Shaqaalahii Waaxda suuq geynta.
Sedex ka mida Wariyeyaasha Universal Tv ee Xafiiska London oo naga codsaday inaan magacooda xusin ayaa ku xog waramay inay ku biiri doonaan Kalsan Tv marka uu si rasmiya u shaqo bilaabo.
Shaqo ka tegista Nadara iyo Ridwaan lama ogga inay la xiriirto isfaham waa kala dhexgalay Maamulka Telefishinkaas hasse yeeshee dadka qaar waxay rumeeysan yihiin inay ka dhalatay Dacwada lahaanshaha Univ TV ee ka furantay London.
Abdulkadir Nadaara wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka la rumeeysan yahay inay macluumaad muhiima ka hayaan telefishinka ,sida qofka iska leh iyo hababkii loo maareeyay maadama uu safka hore uga jiro Wariyeyaashii mudada dheer ka soo shaqeeyay .
Nadaara iyo Ridwaan hadii ay furtaan Telefishin cusub taasi waxay ka dhigan tahay inay Wariyeyaasha ka soo hadla Caalamka qaarkood kala wareegi doonaan Universal Tv balse muhiimadu waxay tahay in laga warsugo ilaa biloowga bisha March ee sanadkaan.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3