Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland “Talada Dalka kuma jirto gacanteena waxbana kama ogi safarka Siilaanyo”

07 Febraury 2013 Waagacusub.com- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylaci ayaa Waagacusub u sheegay inuu ugu dambeyn go’aansaday inuu qabto Shir Saxaafadeed si uu Shacabka Somaliland iyo Caalamka ugu xaqiijiyo in talada Somaliland la wareegeen dad aan ahayn kuwa sida Dastuuriga ah loo doortay.


Cabdi Raxmaan Saylaci wuxuu sheegay inuu tira ka labajeer baajiyay Shir Saxaafadeed uu qaban lahaa isagoo tixgelinaya Codsiya uga yimid Masuuliyiin gaaraya afartameeyo kuwaas oo ka codsaday inuu jaanis siiyo hasse yeeshee sida muuqato uu dadaalkoodii Guuldareeystay.

“Ujeedka ugu weyn ee Shirkeyga Jaraa’id wuxuu quseeyaa inaan la igala tashan xilka qaadistii lagu sameeyay Badhasaabkii Gobolka Awdal Mr Xadi,Isku shaandheeyntii lagu sameeyay Gudoomiyeyaasha goboladda Somaliland,Safarka Madaxweyne Siilaanyo ugu baxay London,Qorshe la abaabulay oo la doonayo in Dastuurka wax looga bedelo si awooda Madaxweyne ku xigeenka loo wiiqo, Taladii dalka oo gacanteena ka baxday ayna iska maamulanayaan Wasiirka Madaxtooyadda Xersi Xaaji Cali iyo Wiil uu Sodog u yahay Madaxweynaha” ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Somaliland .
Mar aan weydiinay dalabkiisa uu ku qanci karo wuxuu yahay wuxuu ku koobay “ Xilka qaadistii Gudoomiyaha Gobolka Awdal waa waxba kama jiraan,waana inay Madaxtooyada dhaafaan Xersi Xaaji Cali iyo Wiilka uu Madaxweynaha Sodoga u yahay ee Baashe maxaa yeelay meesha maaha meel qoys ee waa Madaxtooya Qaran”
Dadka qiimeeya Khilaafyada waxay Cabdiraxmaan Saylaci ku tilmaamaan inuu naftiisa bahdilay maadama uu qaadan waayay go’aan siyaasi oo Saxaafadda uu si furcadiya ugu sheego wixii jira.
“Maalin walba sida Gabadh yar baa la soo Cadho celinayaa Madaxweyne ku xigeenka,mar walba waxaa loo dirayaa labaatan qof taasna waxay dishay Karaamadiisa siyaasadeed”ayuu yiri Siyaasi ku sugan Hargeysa.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3