Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

IIraan oo Dhagxaan Meerkori ka qaadatay Hobyo- Qaybdiid oo ka baxay Galkacyo

07 March 2013 Waagacusub.com- Markab ay leedahay Dowladda iiraan ayaa Macdanta loo yaqaan Meerkoriga ka raraya Degaanka Lebed ee Magaaladda Hobyo.


Ganacsato Somalia oo Dubai fadhisa ayaa heshiis la galay hogaamiye kooxeedka Cabdi Qaybdiid si uu Meerkoriga uga raro degaanka Lebid.
Meerkoriga laga rarayo Lebid ama Ceelcadde waxaa la sheegay in laga sameeyn karo Nukliyeer.

Qaybdiid wuxuu degaanka Ceelcadde ka hoowlgeliyay Maleeshiyo gaaraya shan boqol kuwaas loogu tala galay inay ilaaliyaan degaanka laga rarayo Dhagxaanta Meerkoriga.
Degaanka Ceelcadde waxaa la xiray isku wareeg dhul dhan afartan kiilo Mitir.waxaana adag sida ay Saxaafadda madaxabanaan ku tagaan.
Hogaamiye kooxeedka Qaybdiid oo rumeeysan inuu ku jira liiska Madoow ee Dowladda Mareykanka wuxuu ku xirtay Dowladda Iiraan.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3