Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:-Marwada Madaxweyne Garguurte oo ninkeeda eedeysay "Nin labadiisa Xaas u kala eexday miyaa Somaliweyn dhex u noqon kara"


07 April 2013 Waagacusub.com-Marwada labaad ee Madaxweyne Hassan Garguurte Sahra Omar Hassan oo safar ku joogta Magaaladda Dubai ayaa markii ugu horeeysay Jaaliyadda beesha ay ka dhalatay ee Daa''uud Abgaal u gudbisay xadgudubyo iyo cadaalad daro uu kula kacay Ninkeeda.


Sahra Omar oo la hadleysay eheladeeda waxay tiri " Waan ka soo tegay Villa Somalia maxaa yeelay waxaan u adkeeysan waayay Cadaalad darada iyo qabyaalada ninkeeyga Hassan Mohamud Culusow igula kacay,sidaad ogtihiin tan iyo markii la doortay aniga Madaxtooyada ayaan Kuuk ,Cunto kariso ka ahaa,halka Xaaskiisa kale Qamar Ali Omar uu safaradiisa dibadda iyada keligeed u kaxeeystay"

Marwada labaad ee Madaxweyne Hassan waxay tiri " Sidaad ogtihiin Ganacsato ayaan ahaa ,waa taan Shidaal iibin jiray,wixii lacag aan heystay asaga ayaan geliyay xilligii doorashada laakiin wuxuu iigu abaalguday in qof xageeyga ka socda uu ka ilaalsho Madaxtooyada,safar walbana u kaxeeysto Xaaskiisa kale maxaa yeelay waa ina adeertiis,waa Waceeysle"
Inkastoo Marwo Sahra Omar Hassan safarkeeda Dubai lagu sheegay mid ka dhashay DUDMO,Caro ay uga soo tagtay ninkeeda hadana hadaladii ay tolkeeda u jeedisay waxaa ugu xasaasiyad badnaa kelmad runa oo ay tiri "NIN LABADIISA XAAS U KALA EEXDAY ,U CADLI FALI WAAYAY MIYAA SOMALIWEYN U NOQON KARA DHEX,OO CADAALAD LAGA SUGAYAA ,waxay ila tahay Jawaabtu waa maya laakiin Somali allaa u maqan"
Si kastaba ha ahaatee,waxaa Madaxweyne Hasaan lala xiriirshay inuu yahay nin qabyaalada ku badan tahay,aadna u lacag jecel.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3