Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews :-Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaalka Kismayo

07 June 2013 Waagacusub.com-Maleeshiyo beeleedyo u dhashay beelaha Mareexaan,Sheekhaal iyo Gaaljecel ayaa ku biiray dagaalka Kismayo iyagoo ka barbar dagaalamaya kuwa taabacsan Madaxweyne Iftiin ee beesha Cawra Male.


Maleeshiyaadka huwanta ayaa la wareegay inta badan gacan ku heynta Kismayo,waxayna Saraakiisha Ciidamadda Kenya sheegeen inuu Magaalada Ka baxay ku xigeenkii Ahmed Madoobe oo lagu magacaabo Fartaag.

Dagaalka labada dhinac ayaa biloowday kadib markii Maleeshiyo taabacsan Ahmed Madoobe weerar ku qaadeen Madaxweyne Iftiin oo ka mida Madaxweyneyaasha tirada badan ee Jubooyinka.

Maleeshiyo beeleed taabacsan Madaxweyne Iftiin ayaa dagaalka xoog u galay,waxayna ila wareedyo muhiima u sheegeen waagacusub inay dileen taliyahii Maleeshiyadda Ahmed Madoobe oo lagu magacaabo Korneyl Caga dhiig.

Korneyl Cagadhiig wuxuu ahaa Sarkaal muhiima oo gacan weyn ka geystay dagaalkii lagu jibiyay Maleeshiyadda Al-Shabaab lala galay.

Maleeshiyadda Cawra male waxay baabuur dagaal ka qabsadeen maleeshiyadda Ahmed Madoobe.

Cawra male maaha qabiil kaftama ama si dhib yar looga guuleeysto hadii ay dagaal u tafa xeytaan ,sida dadka jubooyinka ugu xog warameen Waagacusub.

Ahmed Madoobe oo ku sugan Nairobi ayaa amray in dagaalka la joojiyo laakiin sida muuqato hadalkiisu wuxuu ka dhigan yahay SAMBUUS AFUR DHAAFAY.

Ciidamadda Kenya ee ku sugan Kismayo ayaan wax dhaqdhaqaaqa sameen ilaa hada,waxaana muuqato inuu dagaalka sii xoogeeystay.

Xeeldheerayaasha dagaalku waxay aaminsan yihiin in Maleeshiyadda Ahmed Madoobe looga awood badan yahay Kismaayo maadama ay yihiin kuwa soo jeeda NFD iyo Kililka 5-aad

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3