Topnews:-
Dilaa Somalia oo ka tujaaray afduubka
ajnabiyiinta
07 November 2011
Waagacusub.com - Dilaa Koofurta Somalia
ka caana oo lagu magacaabo Cabdi Risaaq Salaad Warsame
ayaa noqday ganacsade weyn oo ka beec mushtara Baabuurta
iyo ajnabiyiinta la afduubto.
Cabdi Risaaq Salaad Warsame oo isticmaalo magacyo badan
sida Kayd Dhoola yare,Cabdi Salaad iyo Kaydsanoow wuxuu
leeyahay Labo doon oo ah kuwa Maraakiibta iyo dadka
ajnabiyiinta lagu afduubo.
Mid ka mida doomaha Kayd Dhoola yare ayaa ahayd tii
lagu afduubay Lamaanihii Ingiriiska.
Cabdi Salaad Dhoola yare oo ka mida 11 nin ee beesha
Saleebaan Habargidir ugu jira burcad badeeda wuxuu gorgortan
kula jiraa Safaaradda Ingiriiska ee dalka Jibouti,waxaana
laga hadlaa sii deynta Jedhut Tebut oo degaanka Camaara
ay ku heystaan Burcad badeed u dhalatay beeshiisa Saleebaan.
Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub.com ku yiri “Waxaa
jira E-mailo ay is dhaafsadeen, Dilaaliin Ajnabi ah,
saraakiil Safaarada Ingiriiska ee Jabuuti iyo Ganacsato
Hargeysa Joogta, oo hada lagu doonayo in Judhit Thebut
lagu gato, hal milyan iyo shan boqol kun oo Dollar,waxaana
wada xaajoodka lagula jiraa Cabdi Risaaq Salaad “
Qofka codsaday inaan magaciisa la xigan wuxuu hadalkiisa
raaciyay “Ingiriiska kuma hadlo, laakiin wadahadalka
hada la wado waxaa kula jira Ganacsato reer Somaliland
ah, oo isaaq ah”
Inkastoo Cabdi Risaaq Dhoola yare yahay dilaa aad looga
baqo hadana dhacdada taariikhda gashay ee Shacabka Muqdisho
ku xasuustaan waxay tahay qaabkii uu ku dilay Nasro
Farasle oo aheyd hooyo dhashay gabadh uu kufsaday.
Nasro Farasle oo ay isku reer ahaayeen Cabdi Risaaq
Dhoolayare ayaa gaarigiisii dhagax la dhacday oo Muraayadaha
ka jijibisay hasse yeeshee daqiiqado kadib ayuu is dul
taagay degaanka meel ku dhaw Isgoyska Cali Kamiin oo
ay Shidaal ku iibin jirtay kadibna wuxuu habka atarooshayaasha
Filimada jila u dilay Nasro Farasle.
Cabdi Risaaq laba bustooladaad ayaa u xirnaa labada
dhinac,wuxuu joojiyay gaarigii uu watay kadibna labada
gacmood ayuu ku qabsaday wuxuuna rasaasta labada bustooladood
kala eegtay madaxa iyo wadnaha.
Bustooladaha uu wato isku halmar ayuu labadiisa gacan
uga ridayay taas oo dadkii arkayay ka yaabisay.
online marketing
Daawo
Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom
Gala
Bingo CASINO
BONUSES EUCasino fx Football
Manager
Dhageyso
Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya
Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager
Online
inta akhrisanee
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org
By Dahir Alasow
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org
Hees
Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3
Halkaan
ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995
Khudbad
uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta
laga qaaday
Wareysiyo
lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan
iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso
Wareysi
lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso
Hees Jeneral
Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso
Jeneral
Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso
Wareysi
Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso
Gabay
uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo
Dhageyso
Taariikh
nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso
Wariyeyaasha ugu caansan
Somalia oo ilmeynaya dhageyso
Part 1
Qeybta 2 aad ee Calool
xumida badan halkaan
ka dhageyso
Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi
meeyso taariikhdu
Questions
and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download
Sunday Music-Heesahii Radio
Mogadishu Dhageyso
ama Download
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new