Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Sawir ka marqaati kacaya qabyaalada Ra’isulwasarre Cabdi Wali Muran.

08 Janaury 2012 Waagacusub.com- Ra’isulwasaaraha Somalia Abdiwali Gaas oo Magaaladda uu ku dhashay ee Dhuusamareeb looga yaqaan Abdi Wali Muran waxaa todobaadkaan la helay sawir ka marqaati kacaya heer kulka qabyaaladiisa.

Sawirkaan aad arkeeysaan dhamaan dadka hareerahiisa socda waxay u dhasheen beesha Majeerteen gaar ahaan Cumar Mohamud marka laga reebo Wasiirka Gaashaandhiga Xuseen Ciise Carab iyo Xoghayntiisa Dool.


Marka laga tirsho geeska midig raga Cumar Mohamud ee Abdiwali Muran la socda ninka wato suutka madoow ee geeska midig jooga ilaa kan wata koorka madoow iyo shaatiga cad ee geeska kale socda waxaa la kala yiraahdaa 1-Xasan,2-Burhan.3-Muuf .4-Axmed Deeq ,5-Xasan Islaan.
Somalidu waxay dowlad lagu diirsado ka sugeeysaa nin xishood daradiisa gaarsiisay inay hareerahiisa buux dhaafiyaan dad u dhashay jufadiisa.
Sheekooyinka la yaabka leh ee la ogaaday waxaa ka mida in Ra’isulwasaraaha xilligaan ee Somalia Abdi Wali Muran ilig looga jibiyay feer mar uu ka hadlayay fadhi ku dirir ku yaal dalka Mareykanka.uuna ku difaacayay siyaasadii Abdullahi Yusuf Ahmed.


Abdi Wali Muran wuxuu qaataa daawada waalida ama xanuunka dhimirka sida la xaqiijiyay,waxaana la rumeeysan yahay inuu xanuunka qaaday mudo laga jooga 8 sano ka hor.


Inkastoo Abdi wali Muran wali yahay nin qabyaaladii lagu yaqiin waxba iska bedelin hadana xanuunsana maskixiyan balse akhristoow ma ogtahay in xaaskiisii ugu horeeyay u furay markii ay tiri “CAROOLE AXMEDOW”
Waxaad Waagacusub ka dhageysan doontaan sheekadaan oo coda,aana ka wareeysanay gabadha lafteeda.

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

 

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

 

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3