Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Seefta Dulmi Jadiid oo qaaday Halgamayaal caana- Yaase lagu bedelay?

08 March 2013 Waagacusub.com- Madaxweyne Hassan Mohamud Alasow ayaa markii ugu horeeysay si rasmiya xilka uga xayuubiyay Taliyahii Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed Jeneral Diini iyo Abaanduulaha Ciidanka Xooga dalka Jeneral Dhegabadan.
Madaxweyne Hassan Alasow ayaa Taliyaha Ciidanka xooga dalka u magacaabay Jeneral Afqarshe oo u dhashay beesha Sheekhaal kana tirsan Urur diimeedka Damu Jadiid,sida Waagacusub ogaatay.


Jeneral Afqarshe wuxuu sanado badan ku noolaa dalka Canada.sidoo kalena ninka ku xigeenka looga dhigay oo lagu magacaabo Jeneral Cabdirisaaq wuxuu ahaa Sarkaalkii horkacayay CIidan beeleedkii difaacayay xulufadii Jeneral Siyaad Barre dagaalkii Buurdhuube ,wuxuuna u dhashay beesha Mareexaan.

Saraakiil ka tirsan Ciidamadda xooga dalka Somalia ayaa sheegay in xilka qaadista Diini iyo Dhegabadan looga gol leeyahay in la hakiyo dagaalka lagu wado Al-Shabaab maadama Ciidamadu niyad jab xoogan ku dhacay.
Jeneral Dhega badan wuxuu ahaa tiirdhexaad isku xiri jiray Ciidamadda Xooga dalka ,wuxuuna sabab u noqday guulo lagu tilaabsaday.
Astaanta lagu xasuusto Jeneral Dhegabadan waxay tahay GEESI AAN CABSI AQOON,wuxuuna ahaa niyada Ciidanka iyo Saraakiisha .
"Waxaan tebi doonaa Sheekh Shariif,Jeneral Diini iyo Dhega badan"ayuu yiri Sarkaal sare oo Waagacusub la hadlay xilli indhahiisa ka muuqatay oohin.
Si kastaba ha ahaatee, Halgamayaashii Shabaab ka xoreeyay inta badan goboladda Somalia waxaa qaaday SEEFTA DULMI JADIID.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3