Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews :-Beesha Habargidir oo markale laga careeysiiyay -Colaad iyo hanjabaad

02 July 2013 Waagacusub.com-Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Beesha H/gidir ayaa Maanta Shir kuyeeshay Magaalada Muqdisho WaxaynaKaga wadahadleen Arimo kusaabsan balamadii u dhexeyey Beesha & Madaxweyne Hassan Shekh Mohamud kuna saabsanaa Arimaha Wadaadka xabsiga kujira ee Shekh Hasan Daahir Aweis,
Waxaana muuqanaya xiligan inay arintu tahay mid barako la,aan ah. Kadib markii aysoo baxday in Madaxweyne Hassan uu
Balantii kabaxay una Saxaafada Kasheegay inuu Hassan Daahir Maxkamad Sootaagayo laguna qaadayo wixii danbi ah ee lagu helo,waxayna odayaashu ku andacoonayan inuusan balanku sidaas ahayn balse aysan dhibaato u arkayn balan Baxyada Madaxweyne Hassan oo ay u arkayaan keliya nin isagu iscajibiyey waa sida uu hadalka udhigay Hassan Cilmi
Wuxuuna intaas kudaray Caaqilku in wixii kadhasha ee dhibaato ah masuuliyadeeda uu qaadi doono Madaxweyne Hassan Shekh Mohamud oo u muuqda shaqsi is cajabiyey balse aan ogayn sida uu kujiri karo xukunka uu kunaaloonayo.


Shirka ayaa looga wadahadlay arimihii ugu danbeyey ee ay Beeshu kaga wadahadlaysay arimaha maamul usamaynta
Gobolada dhexe ee bartamaha dalka soomaliya, waxaana laysla gartay inla dardargeliyo arimaha samaynta Maamulkas,
Waxaana arintaas faa-faahin kabixiyey Abdulahi Abdule Weheliye wuxuuna shaaca kaqaaday in maalmaha soosocda ay Dadka degaanadaasi maqli doonan waxay kufarxaan.Balse waxaa soobaxaya arimo kale oo caqabad ah kanayimid dhanka Dawladda Federaalka ah iyadoo Wasaarad Arimaha Guduhu shaaca kaqaaday inaan lasamayn karin Maamul aan dawladda
Ruqsad looga qaadan raalina aysan ka ahayn ,lana soosaari doono Gudi farsamo oo arintaas kasoo shaqeeya.

Shirka ayaa kusoo gebagebobay jawi ay kamuuqato caro iyo sawaxan farabadan waxaana muuqanayey inay Beeshani Kasoo kabanayso kala feker duwanaanshihii hore u dhexyiilay,waxaana lasugayaa sida ay arimahaani kudhamadan Maalmaha fooda nagu soo haya iyo weliba jawaabaha kasoobaxa madaxda dawladda aan cagaha badan kutaagnayn
ee xiligan kajirta Magaalada Muqdisho.

Suldaan Ali Abdulahi Hassan
shacbaan5@hotmail.com

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3