Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Top:-Taliyeyaasha Ciidamadda oo iscasilaya Diini Dhego badan iyo Gacmodulle-Damu Jadiid oo qaati laga joogo

09 Febraury 2013 Waagacusub.com- Taliyeyaasha Ciidamadda Melleteriga,Asluubta ,Minishiibiyadda iyo Abaanduulaha Ciidamadda xooga dalka Somalia ayaa Istiqaalo iscasilaada u gudbiyay Madaxweyne Hassan Mohamud Alasow .


Taliyaha Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Abdulkadir Sheikh Ali Diini ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu Istaaqilo u gudbiyay Madaxweynaha hasse yeeshee wuxuu ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo sababta ku qasabtay.

" Nin weyn siduu wax u og yahay uma sheego laakiin markaan wax badan qiimeeyay waxaan go''aansaday inaan xilka iska casilo" ayuu yiri Taliye Diini oo Waagacusub,com la hadlay.
Taliyaha Ciidanka lugta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ali Caraaye Cosoble GACMO DULLE ayaa dhinaciisa xaqiijiyay in Cadaadis uga yimid Madaxtooyada darteed uu shaqada iska casilay.
Abaanduulaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Kariim Dhega badan oo Waagacusub kula hadlay telefoonka ayaa yiri " Waxaa la ii sheegay in Madaxweynaha iyo kooxdiisa la wareegay xukunka dalka doonayaan inay xilka naga qaadaan aniga iyo Taliyeyaal badan sidaas darteed waxaan go''aansaday inaan Istiqaalo u gudbiyo Madaxtooyada"
Dhega badan wuxuu sheegay in Dowladnimadu aheyn in urur diimeed talada dalka la wareego,xilli dagaal lagula jiro Khawaarijta Al-Shabaab oo bulshada ku xasuuqay magac diimeed.
Ila wareedyo muhiima ayaa tibaaxay in Madaxweynahu qorsheeyaynayay inuu xilka qaadis ku sameeyo Taliyeyaasha Ciidamadda,waxaana la saadaalinayaa inuu shaqada ka eryi doono Taliyeyaasha Boliiska ,Asluubta iyo Minishiibiyada oo aan weli Istiqaalo iscasilaada qorin

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3