Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

xaafadaha Beesha Arab ee Hargeysa oo noqday Zone ka caagan maamulka Siilaanyo-Canshuur lagama qaado !

09 March 2013 Waagacusub.com- Xaafadaha Beesha Arab ay ka degaan Magaaladda Hargeysa ayaa noqday degaan ka caagan Madaxda iyo askarta Maamulka Siilaanyo.
Tan iyo markii dad u dhashay beeshaas ay dileen Ciidamadda RRU-da Somaliland wax Canshuura lagama qaadin xaafadaha beesha Arab maxaa yeelay askarta Maamulka iyo Madaxda fooda ma gelin karaan,hadii ay tagaana waa dil.


Beesha Arab ee Isaaq waxay Hargeysa ka degaan Xaafadaha Biibsiga,Cabdi Iidaan,Axmed Gurey,Siinaay iyo Xera Awr.
Beesha Arab oo maamulka Siilaanyo ku xumeeyneysa waxay Wadooyinka xaafadahaas ka bilaabeen dhismooyin .

Hargeysa waxaa ka jirta cabsi fara badan ,lagumana dhiiran karo in xaafadaha Arab-ka galaan Madaxda iyo askarta Maamulka Siilaanyo.
Beesha Arab oo qadiyadda Somaliland u dagaalantay waxaa lagula kacay xaqiraad taariikhda gashay,waxayna ka xumaadeen sida Golayaasha Somaliland ee Wakiiladda iyo Guurtida uga aamuseen falkii lagu xasuuqay Caruurtooda.
Beelaha Garxajis iyo Habar Awal ayaa dhoosha ka qoslay markii dhalinyarta beesha Arab lagu gumaaday Hargeysa maxaa yeelay xilligii Dagaaladda Sokeeye waxay Arab la safnaayeen beesha Habar Jeclo.
Beesha Habar Jeclo waxaa ka dhashay Madaxweynaha Somaliland Ahmed Mohamed Siilaanyo.
Somaliland oo laba sano deb kaga shidnaa darafyada hada wuxuu kii ugu weynaa ka holcayaa Caasimadda,waana hubaal in xaaladu dagaal sokeeye ku dambeyn doonto hadii la isku dayo in Arabka xoog lagu maquuniyo.
Beesha Arab waxay Shirweyne ku yeelanayaan degaankooda Beligubadle.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3