Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:- Sirdoonka Somaliland oo qaatay Dukumiintiyadii Wasaarad Khaarijiga Somalia -Labtop

09 July 2013 Waagacusub.com-Dhalinyaro u dhalatay beesha Isaaq oo la shaqeeynayay Wasiiradda Arrimaha dibadda Somalia Fawsiya Haji Adam ayaa markii ugu horeeysay la xaqiijiyay inay la baxsadeen Dukumiintiyo sira oo Dowladda federalka Somalia laheyd.

Dhalinyarada ayaa si farsameeysan ula baxsaday Computer-kii gacanta ee Wasiirad Fawsiya,lacag kaasha.Dahab iyo dukumiintiyo sira.{Dahabka la xaday wuxuu ka mid yahay farsamooyinka Sirdoon ,waxaana loo qaatay inay Wasiirada u fahamto inay wiilasha la shaqeeynayay tuugo ahaayeen}

Saraakiisha Sirdoonka Somalia oo kiiska dabagal ku sameeyay waxay sheegeen in dhalinyaradu mudo xiriir telefoon la lahaayeen Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Warancade oo ka tirsanaan jiray Saraakiishii Nabadsugida Somalia.
Dhalinyarada falka fulisay oo dhalasho ahaan ku kala abtirsada jilibyada Fawsiya iyo Warancade ee Qaasim iyo Cabdalle Isxaaq ayaa la sheegay in markii horeba ay ka tirsanaayeen Sirdoonka Somaliland.
Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay in sababaha Cali Warancade xilka loo magacaabay ay ugu weyneed inuu xiriir wanaagsan la leeyahay Fawsiya Haji Adam oo ay jufa hoose isla yihiin.
Si kastaba ha ahaatee, Sirdoonka Somaliland waxay heleen dukumiintiyo muhiima oo ay ka ogaan karaan dhaqdhaqaaqyadii Dowladda Federalka Somalia mudadii ay jirtay.waxaana arrimahaan loo tirin karaa fudeedka Wasiirad Fawsiya iyo heer kulkeeda qabyaalada ee hubsiino la''aanta huwan.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3