Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

        Miss Somali Live Chat -Somali Girls - Guurdoon-Sheeko iyo Shukaansi

(English) (Somali) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV)  
 
Waagacusub Independent Somali Journalists Home Media 2010
 

Khudbadii Madaxweyne Shariif ee London oo nuxurkeedu noqday

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ay xaflad loo sameeyay boqolaal Somalia kala qaybgaleen ayaa u jeediyay khudbad nuxurkeeda marka la qiimeeyo la mid ahayd midii Somalida Mareykanka uu kula hadlay.

Shariif Afgaduud oo laga sugayay inuu Jaaliyadda Somalida ee London u bandhigo siyaasadiisa cusub ee dalka iyo sababaha socdaalkiisa ee Ingiriiska ayaa khudbadiisa ku koobay dardaaran la xiriira inaysan ka qayb qaadan dagaalada ay wadaan Al Qaida ee ka dhankaa danaha reer galbeedka.

Wuxuu Somalida kula taliyay inaysan ku xadgudub dalalka siiyay baasaboorada iyo nolosha wanaagsan.
Ka qeybgalayaasha xafladiisa waxay ahaayeen dad la xulay,oo doonayay inay arkaan ama shaashadaha Warbaahinta laga daawado,mana jirin banaanbaxyo iyo orin lagu sameeyay.

Madaxweynahii hore Cabdullahi Yusuf oo aysan waxba xaga gumaadka iyo wadaniyada iska dhaamin Shariif waxaa lagu tuuray Ukun mar uu ka hadlayay Chatam House London.

10 March 2010 Waagacusub Media

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

Chat Miss Somali
Chat Miss Somaliland