Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews :-Taliyeyaashii Jabhadda Raaskambooni oo Kismayo ku geeriyooday

10 June 2013 Waagacusub.com-Taliyahii Nabadsugida Raaskambooni Korneyl Cawil Adan Halac ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaalka Ciidamadda Kenya ee Magaaladda Kismayo kadib markii uu ku dhaawacmay dagaalkii u dhaxeeyay Jabhadooda iyo Maleeshiyo beeleedka Cawramale ee Madaxweyne Iftiin Baasto.


Dagaalkii Kismayo waxaa sidoo kale ku geeriyooday Taliyahii Maleeshiyadda Raaskambooni Korneyl Cagadhiig iyo ku xigeenkiisii Cabdi Muuse.

Korneyl Cabdi Muuse oo lagu daweeynayay Isbitaalka Amisom ee Garoonka Kismayo ayaa xalay geeriyooday.sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen Saraakiisha Caafimaadka Ciidamadda Kenya ee Magaaladda Kismayo.
Maleeshiyada Iftiin Xasan Baasto ee beesha Cawramale ayaa guud ahaan dib ula wareegay goobahii laga qabsaday,waxaana Kismayo ka socda dhaqdhaqaaqyo dagaalo cusub oo laga cabsi qabo in lagu hoobto.

Dagaalkii Kismayo ka dhacay wuxuu noqday kii ugu khasaaraha badnaa ee Taliyeyaashii Jabhada Raaskambooni ku dhamaadaan.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3