Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:- Siyaasiyiin caana oo ku heshiiyay inqilaabida Dowladda Garguurte-Xagee ku shireen

09 July 2013 Waagacusub.com-Sedexdii maalmood ee la soo dhaafay waxaa Kampala shir xasaasiya ku lahaa Siyaasiyiin caana oo la xaqiijiyay inay ka wada hadleen sidii talada Somalia looga tuuri lahaa Urur diimeedka Dam Jadiid ee Madaxweyne Hassan Garguurte uu Madaxweynaha u yahay.

Siyaasiyiinta Kampala ku shiray ee inqilaabka damacsan waxaa ka mida ,Shariif Sheekh Ahmed,Mursal Mohamud Saneey,Cabdi Kariim Hassan Jamac,Hussein Caydiid,Cabdi Samad Macalin Mohamud Sheekh Hassan Farah,Cabdiraxmaan Baadiyoow,Cabdiwahaab Ugaas Khaliif Ugaas Hussein,Cali Mohamed Geedi.

Siyaasiyiinta ayaa shirkooda kadib waxay magacaabeen guddi loo xilsaaray inay qorshahooda ka dhaadhiciyaan Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
Cali Mohamed Geeddi,Cabdiraxmaan Baadiyoow ,Cabdiwahaab Ugaas,Cali Khaliif Galeydh,Yusuf Garaad,Xaaji Mohamed Yaasiin,Omar Abdirashiid,Axmed Macalin Faqi,Mohamed Darwiish ,Gaandi, oo ay la socdaan Ilyaas Barre Shiil iyo Aadan Barre Ducaale oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa lagu wadaa inay 48 saac gudahood kulan xasaasiya oo qarsoodiya la yeeshaan Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.iyadoo kadibna lagu balansan yahay in kulan casho ama afura lagu yeesho Hotelka Grand regancy ee Magaaladda Nairobi.
Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay in qorshaha socda ay daaha gadaashiisa ka maamulayaan Mareykanka.Talyaniga,Uganda,Kenya,Ethiopia iyo Sudan.
Lama ogga farsamada ay doonayaan inay ku inqilaabaan Dowladda Federalka Somalia ee taladeeda ay hogaanka u hayaan Urur diimeedka Dam Jadiid oo la rumeeysan yahay inay siyaasadda ku kala tageen Mareykanka iyo Talyaniga kadib markii Madaxweyne Garguurte telefoon kula hadlay Madaxweynaha Masar Mohamed Mosri oo ay ka wada tirsan yihiin Urur diimeedka Ikhwaanul Muslimiin.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3