Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Topnews:- Madaxweynaha Awdal State oo Diyaarad UN geysay Muqdisho iyo Amisom oo la wareegtay amaankiisa

11 Janaury 2012 Waagacusub.com- Idaacadaha Muqdisho ayaa baahiyay in Madaxweynaha Awdal State Rashiid Aw Nur Xersi iyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda Korneyl Xasan Riiraash ay Muqdisho geysay diyaarad UN-ka leedahay .

Idaacadda Radio Muqdisho ayaa sheegtay in amaanka Madaxweyne Rashiid si weyn loo adkeeyay ,iyadoo dhinaca kalena xustay in garoonka Muqdisho ay uga hortageen Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia Cabdi Samad Macalin Xasan ,Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Xaamud Cali Maasheeye .
Madaxweyne Rashiid iyo Wasiir Xasan Raariish waxaa amaankooda la wareegay Ciidamadda AMISOM waxaana la dejiyay Madaxtooyadda Villa Somalia.


Wargeyska afka dheer ee Waaheen oo ka soo baxa Magaaladda Hargeysa ayaa daabacay warbixin uu ciwaan uga dhigay “Madaxweynaha Maamulka Awdal State oo ka degay Muqdisho iyo UN-ka oo galbinayay”Halkaan ka akhri http://waaheen.com/?p=27875
UN-ka oo la sheegay inay saluugsan yihiin siyaasadda Maamulka Siilaanyo ayaa ku hoowlan sidii Goboladda ay degaan Dhulbahantaha iyo Gadabuursiga looga hergelin lahaa Maamul goboleedyo salbaraan oo siyaasad ahaan ku shaqeeya nidaamka Federalka.
Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Cali Khaliif Galeydh iyo Cabdi Kariim Jaamac ayey Ciidamadda Melleteriga Ethiopia xoog ku dhex mariyeen goboladda Somaliland iyagoo la sheegay inay ku ilaalinayaan degaanka Taleex oo shirweynahii Khatumo2 ka socdo.
Si kastaba ha ahaatee,waa markii ugu horeeysay ee Madaxweynaha Awdal State lagu qaado diyaarad UN-ka leeyahay,waxaana tani ka marqaati kaceeysaa in beesha Caalamka iyo Dowladda Federalka Somalia aqoonsatay Awdal State.Halkaan ka dhageyso Wareysi aan la yeelanay Madaxweyne Rashiid

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

 

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

 

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3