Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Beydhabo:kooxo Hubeeysan oo weerara ku qaaday howga uu dagan yahay  xildhabaan  Max’ed Qanyare Afrax.

Baydhabo 11 /May/2008  Waagacusub.com  

wararka imaanayo magaalada beydhabo ayaa sheegayo in maanta ay kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen guriga uu dagan yahay xildhibaan Maxamed Qanyare afrax kuwaasi oo dhaawac u gaystay qaar ka ka tirsan wardiyasha Xildhibaanka

Inta la ogyahay  ayaa  waxa ku dhaawacmay labo ka tirsan wardiyaasha Xildhibaan Max’ed Qanyare Afrax ,iyadoo aan la garaneyn cida ku soo qaaday weerarka guriga uu Xildhibaanka ka dagan yahay Xaafada Cadaado ee Magaalada Baydhabo.

weerarka maanta lagu qaaday guriga Xildhibaanka ayaa  wararka qaar ay sheegayaan in weerarkasi ay ka danbeeyeen qaar ka tirsan isla wardiyaasha  Xildhibaanka ,iyadoo warar kale tibaxayaan in  ay ku soo qaadeen kooxha careysan ay soo horjeeda Jogitaanka Cidaamada Itoobiyaanka ee gudaha Somaaliya iyo Nidaamxumada Dowlada Feadaraalka KMG Somaaliya.


Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new