Waa arrin kugu adag inaad rumeeysato fikirkeyga hordhaca
hasse yeeshee hadii aan sheekada kaaga dhigo WAAYEEL
HORTIISAA CAANAHA LAGU BARXAA waxaan todobaadkaan kuu
sidaa MURTIDA ALASOW oo ku leh:- 1- Lacagta Sariir waad ku gadan kartaa laakiin
Hurdo Maya!!
2- Lacagta Daawo waad ku gadan karaa laakiin Caafimaad
Maya!!
3- Lacagta qalin waad ku gadan kartaa laakiin Aqoon
Maya!!
4- Lacagta Saacad waad ku gadan kartaa laakiin waqti
Maya!!
5- Lacagta Galmo waad ku gadan kartaa laakiin Jaceyl
Maya!!
6- Lacagta dhiig waad ku gadan kartaa laakiin nolol
Maya!!
Way ila tahay ama waan hubaa inaad xaqiiqsatay dhab
ahaanshaha oraahdeeyda ku leh wax walba maaha Lacag
maxaa yeelay lixdaan qodob ayaa ka dhigan tusaale ku
filan qofkasta oo caqliga u Saaxiiba.
Lacag la’aan maaha caqabad balse fikrad la’aantu waa
caqabad. "Lack of money is no obstacle.
Lack of an idea is an obstacle."
Hadii aad jeceshahay inaad sida tujaar u noolaato anigu
waxaan jeclahay inay nolosheeydu ahaato mid la Jaanqaadi
karta nolosha faqiirinta "I'd like to live
like a poor man with lots of money."
La soco Jimcaha dambe Murtida ama Ila qosolka Alasow By Dahir Alasow .
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download