Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Topnews:- Warbaahinta Ingiriiska oo Dahabshiil ceebeeysay+Dacwada Wikipedia iyo Video sira

10 December 2011 Waagacusub.com-Suxufiyiinta ku mideeysan The Bureau of Investigative Journalism ee Magaaladda London ayaa todobaadkaan baahiyay Warbixin argagax gelisay Shirkadda Dahabshiil ( Ex Dhiigshiil) taas oo daaha ka qaaday sida ay uga walaacsan yihiin wararka ku jira google-ka ee soo baxaya marka lagu raadsho magacooda.

Telefishinka Skynews ayaa baahiyay Video si sira looga duubay madaxda Shirkad Caalamiya oo lagu magacaabo Bell Pottinger taas oo qandaraas la yaab leh ka qaadatay Shirkadda Dahabshiil.

Shirkadda Bell Pottinger oo la rumeeysan yahay inay sumcad u sameeyso Shirkadaha musuqmaasuqa gala iyo Dowladaha ay maamulaan keligii talisyada sida kuwa Afrika waxaa lagu guuleeystay in si sira looga duubo Video muuqaala.
Madaxda Shirkadda Bell Pottinger oo ku faanayay in dhegaha Ra’isulwasaraha Ingiriiska maqlaan iyaga kaliya hadana waxay yiraahdeen “ Shirkadda Dahabshiil ayaa noo timid,waxayna nagu yiraahdeen waxaan nahay Shirkadda ugu weyn Africa ee lacagaha xawisho,waxaan qandaraas ka heysanaa xitaa UN-ka laakiin wuxuu dhib naga heystaa wararka Google.com ku jira, marka lagu qoro magaca Dahabshiil waxaa wejiga hore soo baxaya warar lid nagu ah sida nin ka mid ahaan jiray Shaqaalaha Dahabshiil oo Gauntanamo lagu xiray sidaas darteed maka saari kartaan wararka nuucaasa Google” Halkaan ka akhri Sheekada The Bureau of Investigative Journalism ka qoreen Dahabshiil.
Madaxda Bell Pottinger waxay yiraahdeen “ Sedex bil kadib ayaan ku guuleeysanay inaan wararka ku jira Google-ka ee Dahabshiil ku lidkaa hoos u dhigno ilaa 10 Pages hasse yeeshee wixii ka dambeeyo waa laga heli karaa”
Wariyeyaasha kiiska baarayay oo waydiiyay sida hoowgalka lagu qarinayay wararka Dahabshiil ka walaacsan yihiin ku dhamaaday ayey ku jawaabeen“shaqadii ay noo dirsadeen ee aheyd in aan Google search bogaga ugu horeeya natiijadooda ka qarino waan u qabanay, 3 bilood kadib ayaan dib uga raadinay 10-ka bog ee natiijooyinka search engine-ka ugu horeeyay, hadda 10-kaas bog wax Dahabshiil lidi ku ah kama heleysid”

Wargeysyada The Guardian iyo The Independent ayaa Sheekada Dahabshiil ka daba qaatay waxaana lagu daabacay Warbixin ciwaan looga dhigay” Dahabshiil worried first ten pages of a Google search” Dahabshiil oo ka walaacsan tobanka bog ee ugu horeeya Google news iyo sidoo kale Dahabshiil oo dooneysa sumcadeeda Online-ka in ay bedesho Halkaan ka akhri the Independent sida uu Fadeexada Dahabshiil uga sheekeeyay.
Shirkad Bell Pottinger waxay Website-ka Wikipedia ku abuureen Warar u dhigma iidheh beena oo loo sameeyay Shirkadda Dahabshiil ,sidoo kalena waxay fara geliyeen macluumaadkii akhristayaasha Wikipedia ka qoreen Dahabshiil.
Markii Warbaahinta Ingiriiska faafisay in Dahabshiil heshiis la gashay Shirkadda Bell Pottinger ayey xaalada cirka isku shareertay iyadoo Warbaahinta u jeesatay inay baaris ku sameeyso waxyaabaha Dahabshiil Money Transfer qarineyso.
Aas Aasaha Wikipedia (The co-founder of Wikipedia Jimmy Wales) ayaa afka furtay ka gadaal markii uu ogaaday in Bell Pottinger Website-kiisa ku xadgudubtay oo Dahabshiil ugu sameeysay iidheh,kana saartay waxyaabo xaqiiqo ku dhisan oo looga hadlayay qaladaadka Dahabshiil.
Wargeyska The Independent ayaa ciwaankiisa shalay ee wejiga hore ka dhigay “Wikipedia founder attacks Bell Pottinger for 'ethical blindness' Aas aasaha Wikipedia oo weeraray anshax darada Shirkadda Bell Potting” Halkaan ka akhri Warbixinta dheer ee Wargeyska.


One of the first changes made by "Biggleswiki" was to add a series of paragraphs advertising the lengths that a money-transfer company Dahabshiil went to comply with international regulations. After another user complained about edits being unduly positive, Biggleswiki responded: "I am trying to expand this article with plain, referenced facts about Dahabshiil (I can easily change any references that you're uneasy with). Your sole agenda seems to be to add a 'Controversy' section filled with as yet unproved allegations."
Midka koowaad ee la bedelay waxay Shirkadda Dahabshiil ku dooneysay inay ku darto jumlado iidheh u ah oo ay ku sheeganeysay inay sharuudo Caalamiya u hogaansantay kan kalena waxaa lagu sameeyay faaf reeb laakiin labaduba Wikipedia wuxuu u diiday hore,oo waa sheegashooyin aan la aqbalin.
A spokesman for Dahabshiil said: "We have never heard of Biggleswiki, and know nothing about them. We are currently trying to get to the bottom of this." The personal Wikipedia page of "Biggleswiki" has been edited several dozen times. On one occasion, the user making the changes was not logged in; as a result, the change was attributed to the IP address "109.231.203.194". An IP-lookup search revealed that the IP address in question was identified as being linked to "BELL-POTTINGER-COMMUNICATIONS-NETID7353".


Afhayeen u hadlay Dahabshiil ayaa yiri “ Waligeey ma maqal Biggleswiki waxna kama aqaan laakiin hada ayaan raadineynaa inaan helno iyaga” balse Biggleswiki waxay tafaftirtay marar badan ,waxaana taasi cadeeyn u noqon karta mar ay doonayeen inay wax ka bedelaan ayuu gudaha u geli waayay sida ku cad IP address-kooda "109.231.203.194" oo lagu raadshay IP Look up search.
“The Independent also contacted The Prostate Centre. A spokeswoman confirmed it had asked Bell Pottinger several times to make changes and add information to its Wikipedia entries”
Wargeyska The Independent oo la xiriiray Xarunta Biggleswiki waxay Afhayeenad u hadashay xaqiijisay in hoowsha ay qabteen aheyd mid Shirkadda Bell Pottinger waydiisatay taasina waxay ku riixday inay marar badan wax ka bedelaan ,kuna daraan Website-ka Wikipedia macluumaad ay ka heleen Shirkadda heshiiska la gashay Dahabshiil ee lagu magacaabo Bell Pottinger.
Sida muuqato xaalada cirka ayey isku shareertay ,waxaana suurtagala in Wikipedia Maxkamad uga yeerto Shirkadda Bell Pottinger si wabiga ugu fataho Shirkadda Dahabshiil oo la waydiin doono sababaha ay Shirkadaan qandaraas ugu siisay in Wikipedia loogu abuuro warbixin xaqiiqada ka fog oo iidheh loogu sameeynaa iyo sababta ay u qarinayaan warbixinada xaqiiqadaa ee kuwa WIKILEAKS ka mid tahay.
Hada, Google markaad tagto oo ku qortid Dahabshiil waxaa durba kuu soo boodaa dhamaan wararkii sheegayay ceebalaheeda ,sidoo kalena waxaad yaabeeysaa marka aad ku qortid DAHABSHIIL ALQAIDA,DAHABSHIIL TERROR,DAHABSHIIL AL-QAEDA ama Dahabshiil Company.
Sheekadaan oo dheer la soco qeybta dambe anagoo soo bandhigi doono Warbixinada Warbaahinta Caalamka ka qortay Dahabshiil,inkastoo isweydiinta tahay waxa la gudboon maanta Maamulka Dahabshiil maadama ay hore u eryan jirin Warbaahinta faqiirkaa ee Somalida?
Ma tahay surtagal inay hajuumaan The Guardian ,the independent,Skynews 24 iyo The Bureau of Investigative Journalism.

Dahabshiil worried first ten pages of a Google search
Managing reputations online
DW: "Along the wall there on the outside is a big cutting for a company called Dahabshiil, which is the biggest money-transfer business in the Horn of Africa, born and developed in Somalia. They came to us and said, can you solve my Google problem. And their problem was, while they had a very ethical business, doing things the right way and transferring 90 per cent of money going in and out of Somalia and other war-torn countries, different markets in Africa, including money for aid agencies, for the UN etc – when you looked at Google, the vast majority of the searches on the first five pages were about a former employee who was holed up in Guantanamo Bay, who had left Dahabshiil long before he was arrested. No charges had been brought against him but nonetheless he was this former Dahabshiil employee and this was the story. It took us three months, but after three months we searched down the first 10 pages of Google – you couldn't find it within the first 10 pages."
This Source from the the Independent.co.uk but there is an other article which published by The Bureau of Investigative Journalism .
Online reputation management
A presentation shown during the meeting said the firm could ‘create and maintain third party blogs’ – blogs that appeared to be independent. These would contain positive content and popular key words that would rank highly in Google searches.
The pair also explained how the firm enables government videos and articles to move to the top of internet searches, while less favourable stories can move down the rankings.
‘The ambition obviously is to drown out that negative content and make sure that you have positive content out there online,’ Mr Wilson said.
The firm cited past examples of its work, including manipulating Google rankings for East African money transfer company Dahabshiil. Bell Pottinger executives said they had ensured references to a former Dahabshiil employee subsequently detained in Guantanamo Bay because of alleged links to al-Qaeda, disappeared from the first ten pages of a Google search for Dahabshiil.
thebureauinvestigates.com


Daawo Video Dagaalka Muqdisho= Meydadka Al-Shabaab iyo Amisom



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya



Gala Bingo CASINO BONUSES EUCasino fx Football Manager

Online inta akhrisanee

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasow@mareeg.com
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

Halkaan ka dhageyso barnaamij xiiso badan 1995

Khudbad uu Jeneral Caydiid jeediyay markii Cunaqabateynta laga qaaday

Wareysiyo lala yeeshay Jeneral Caydiid,Duuliye sare Cabdi Cismaan iyo Maxamed Nuur Caliyow 13 Janaury 1992 Dhageyso

Wareysi lala yeeshay Maxamed Siyaad Barre 30-01-1974 Dhageyso

Hees Jeneral Siyaad dhageysan jiray xadka iyo xawaaraha Dhageyso

Jeneral Siyaad khudbad uu jeediyay 25-12-1969 Dhageyso

Wareysi Jeneral Caydiid lala yeeshay 20-01-1992 Dhageyso

Gabay uu Jeneral Caydiid tiriyay oo lagu magacaabo Cawo Dhageyso

Taariikh nololeedka Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane Dhageyso

Wariyeyaasha ugu caansan Somalia oo ilmeynaya dhageyso Part 1

Qeybta 2 aad ee Calool xumida badan halkaan ka dhageyso

Iloobi Meeyno taariikhda,Iloobi meeyso taariikhdu

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3