Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Wariyeyaashii ka tegay Universal Tv iyo Crown house-Sheeko xiiso badan.

12 March 2013 Waagacusub.com-Xeel-dheerayaasha Warbaahinta Soomaalida ayaa ku tilmaamay dhismaha Crown House ee ku yaala Galbeedka London oo ah dhisme ay ku yaalaan xarumaha ku dhowaad 7 Telefishin oo ku hadla Afka Soomaaliga uu noqonayo dhisme ay isugu yimaadeen wariyayaal kala duwan oo badankooda ah kuwii ka shaqaynayay Universal TV ee bariga London oo mar ahaa warbaahin xoogan oo saamayn ku leh guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.


Dhismahan ay ku yaalaan TV-yada badan ee Soomaalida waxaa uu leeyahay maqaaxi qurxoon oo inta badan ay ku kulmaan wariyayaasha, waxaase arin soo jiidasho leh noqotay in maqaaxidaasi ay ku kulmaan wariyayaashii kasoo tagay Universal.
Wariye ka howlgala dhismahasi ayaa waxaa uu yiri: waxaa arin lagu farxo ah in wariyayaashii Universal TV ay fursad isku Heleen inkastoo ay ka howlgalaan TV-yo kala duwan.

Wariyayaashaasi Universal ka wada shaqeeyay waxaa kamid ah: Amina Muse - Horncable, Nadaara - Kalsantv, Xasan Cadde - Somali Channel, Cabdixafiid - Horncable, Bishaaro Cali Baando- Somaliland National TV, Maryan Zaylac- Royal TV iyo ilaa 5 Farsamo-yaqaan.
Wariyayaashan waxaa ay isku salaamaan; cidii aan dhiman way kulmi, from Universal to Crown house, xarunta isu keentay wariyayaal muddo is tabay

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3