Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Wasiirad Khaarijiga Somalia oo shaqaalahii ku bedeshay dad u dhashay reerkeeda +Akhri liiska .

12 March 2013 Waagacusub.com-Wasiiradda Arrimaha Dibadda Somalia ayaa markii ugu horeeysay ku dhiiratay qabyaalad iyo musuqmaasuq qaawan kadib markii ay shaqada ka eriday Shaqaalahii mudada dheer ka shaqeeynayay Wasaaradda kuna bedeshay dad ay dibadda iyo Hargeysa ka waday.


Wasiirad Fawziya markii la magacaabay waxay 48 ka tirsan shaqaalaha Xarunta wasaaradda iyo 22 qof oo ka tirsanaa shaqaalaha Safaaradaha.waxayna ku bedeshay shaqsiyaadkaan u dhashay qabiilkeeda ama la qaraabadaa:-

1-khadra Axmed Ducaale (Personnel manager), 2- Maxamed cali cade (operation) 3-Ayaan abuukar Sheekh (no title), 4- Mustaqiim Yuusuf tarabi (General secretary) 5- Maxamed Cali cadde (protocol) 6- Xasan cali C.qaadir (secretary) 7- C/fatax maxamed Maxamuud 8-Saciid Ahmed Daahir (Airport potocol) 9- Sureer Xasan Cabdullaahi, 9-Aamina Maxamed 10- Maxamed Cali cade. dadkan dhamman waa dad ay keensatay oo aan haba yaraatee ka diiwaan gasahanayn shaqada iyo shaqaalaha,
Arrinta ugu yaabka badan ee Marwo Fawziya ku kacday waxay tahay inay amartay in la eryo dhamaan dadkii shaqaalaha Wasaaradda la qoray sanadkii 2012, tirada guud ee shaqaalaha waxay ahayeen 115 qof, hadda waxay gudbisay tiro dhan 105, waxay ku darsatay dhalinyaro faro badan oo ay ka keensatay dalka dibadiisa iyo Hargaysa, kuwaas oo qaraabo hoose la'' ah Wasiiradda.hasse yeeshee waxaa xusid mudan in shaqaalaha cusub ee qaraabadda Fawziya durba Mushaar loo qoray halka shaqaalahii la eryay ku shaqeeyn jireen si voluntary ah, iyagoo mudadaas halka sano ah usoo samray laakiin markii dawladii budgetkii heshay lagu bedalay shaqsiyaadka la qabiilkaa Fawziya.

Dadkii aqoonta lagu tiriyo sida Fawziya hadii ay sidaasi ugu kacayaan qabyaalad iyo eex waxaa hubaala in Somalia lumisay mar kale jaanis afar sano ah.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3