Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Gidiga ganacsatada Suuqa bakaaraha oo ugu baaqay  in Dolwda Fedaraalka ay canshuurta ugu  qaado Shilling Soomaali.

Muqdisho 12 /May/2008  Waagacusub.com  

Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) oo ah Guddoomiyaha ganacsatada Suuqa ugu weyn Gobalka banaadir ee Bakaaraha ayaa shaaca ka qaaday  in Dowladda Federaalka KMG  Somaaliya looga baahan yahay in lacagaha canshuuraadka nooga qaaddo Shilling Soomaali, halka ay hada nooga qaadaan Dollarka Mareykanka.

Guddoomiyaha ganacsatada Suuqa  bakaaraha Cali Dheere ayaa  sheegay in haddii cansahuuraadka nooga  qaado Shilling Soomaali ay noqon laheyd  mid kor u qaada lacagta Soomaliya, isla markaana uu qiime sare shilinku ku yeelan lahaa , meesha uu hadda ka dhacsan yahay.

"Madaxda  Dowlada Faderaalka KMG Waxaan ka codsanaynaa inay canshuuraadka ay ka qaadaan ganacsiga iyo wax walba oo kasoo dagaya Dekedda Muqdisho ay ku qaadaan Shilinka Somaaliya, taasoo horumar ku keenaysa lacagteenna " ayuu yiri Guddoomiyaha ganacsatada Suuqa  bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere)  oo sheegay in arrintaas hare dhow   ugu soo jeediye Madaxda DFKG Somaaliya.

Mas’uuliyiin ka tirsan DFKMG Somaaliya ayaa waxay gaashaanka ku dhufteen dhowr jeere oo hore in ay ku qaadi doonaan canshuraadka Dowlerka mareykan iyagoo sheegay in lugu badbaadiyo dhibaatooyinka sicir-bararka ah loo saariyo Dowladda FKMG Somaaliya .

Si kastaba arintaan ayaa timid kadib markii dhawaan qeybo ka tirsan magaalada muqdisho laga diidaye lacagaha jeexan iyo kuwo dugaaga ah ee shaling somaaliga.

Daawo Barnaamij gaara oo xiisa badan

Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new