Topnews:-
Somaliland oo Xisbul Islaam looga
dhawaaqay- Dimoqoradiyad ma ogola!
12 December 2011Waagacusub.com-Urur siyaasadeed Cusub
oo la yidhaahdo XUSBULLAAHI ayaa lagaga dhawaaqay Caasimadda
Somaliland ee Hargeysa, Ururkan ayaa waxa uu ka shaqayn
doona arimaha Diinta islaamka iyo dhaqanka suuban Waxanu
ka Mid noqon doona Urur siyaasaddeedadii dhowaanahan
lagaga dhawaaqay dalka gudihiisa.
Munaasibaddii lagu daahfurarayay urur
siyaasadeedkan oo lagu qabtay Hotel Xaraf ee Magaaladda
Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay boqolaal qof oo
kale duwan.
Gudoomiayah Urur Siyaasaddeedka XISBULLAAHI Sheikh Maxamuud
C/Laahi Geelle oo ka hadlay munaasibaddan ayaa ka warbixiyay
Sababta loo aasaasay ururkan waxana uu sheegay in uu
ururkani ka shaqayn doono Arimaha Diinta Islaamka iyo
dhaqanka Suuban, waxana uu carabka ku bdhuftay in uu
ururkani muhmiyadda kowaad siin doono diinta islaamka
iyo ku dhaqankeedda.
Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in ay wax ka badali doonaan
haddii ay taladda dalka ku guulaystaan Dastuurka, waxana
uu sheegay in uu dalka ku xukumi doono Sharciga Islaamka.
Gudoomiyuhu waxa uu canbaareeyay Dimuqraadiyadd waxana
uu sheegay in dimuqraadiyaddu tahay dhaqan gaallo siddaas
awgeedna aanay haboonayn in la qaato dhaqan ay gaallo
lee dahay.
Xigasho: Waaheen.com
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download